Filasoofiyada

Kalmada Filasoofiyada waxa ay kasoo goday odhaahda giriiga ah ee φιλοσοφία oo macneheedu tahay jacaylka xigmada waa dhaqdhaqaaq fikradeed oo insaanku sameeyo kuna waajahan dhamaan dhinacyada nolosha oo dhan.

Haddii aynu afsoomaali ku qeexno waxa ay noqon kartaa xigmad in aad waxkasta u eegto si xeel dheer siyaabo kalo duwan ayaana looga yaqaanaa dhamaan bulshooyinka caalamka waxa la adeegsanayay mudo aad u fog gaar ahaan waxaa adeegsan jiray giriigii hore.

Filasoofiyada
Plato & Aristoteles

Waamaxay macnaha filsoofiyadu

Magaca filasoofi waxa uu kayimi kalmada 2 kalmadood oogiriig ah oo kala ah fila oo macneheedu yahay jacaylka iyo sofi oo macneheedu yahay xigmada markaa kalmadu waa jacaylka xigmada laakiin maaha haysashada xigmada waxay tilmaamaysaa kaliya jacaylka xigmada casrigan aynu joogno waxa ay sheegaysaa oo looisticmaalaa waxyaabaha nolosha ku qiimaha leh sida dhimashada noloshawaxyaabaha waaqiciga ah iyo haddii aynu eegno xiligii giriigii hore oo laisticmaalay filasoofiyada waxa jiray rag badan oo kucaanbaxay ama macalimiin ku ahaa sida

  • sokrades Socrates
  • afladon Plato
  • aristo Aristotle

iyo qaarkale oobadan waxa ay filasoofiyadu sifiican u hana qaaday qarniyadii dhexe

Tags:

CaalamkaGiriigaNolosha

🔥 Trending searches on Wiki Soomaali:

FaatikanMurursadeJuqraafiBoondheereTaariikhQabyaaladaMeksikoDawladda federaalka SoomaaliyaDergNabi Nuux C.S.GarooweCamar bin caasQoraalWikipediaDhulka CarabtaKameroonBurcad BadeedAbuu Dar AlghafaariMaxamed Cabdulaahi MaxamedWoqooyiga AmeerikaBogga HoreOperating systemJabuuti (magaalo)XoriyadAf-SoomaaliFar SoomaaliQamadiNabadCusmaan binu CafaanSoomaalidaMaalinta Madaxbanaanida SoomaaliyaBeninUsaama bin zeydShabeellaha DhexeFebraayoCunto SoomaaliGidaarka ShiinahaAbgaalSifaynta Diinta IslaamkaDagaalkii BederHeesta qarankaSuudaanHentaibar-internetSoomaali AlifbeetGubtaDhedigBaddacasBelarusDiwaanka CuriyeToljecleGeedGaraadtooyada DaraawiishImaam Axmed GurayXeerarka tajwiidka Qur’aankaSuugaanta Reer AlmisBlackpinkBaltimoreDhagaxShirkada Isgaariinta HormuudGabileyMuqdishoRomeo iyo JuliyatXoghayaha Guud Qaramada MidoobayAlbaniaXeer ciiseIiraanBarasiilShimbirNabi Ibraahiim C.S.Male Awaal🡆 More