Makaaso

Makaso waa tuulo xeebeed dhacda bariga gobolka Jubada Dhexe ee dhinaca badweynta Hindiya isla markaana ah Tuulo yar ay ku noolyihin tiro yar qoysas reer miyi ah.

Makaso

Deegankan waxa loogu magac daray ceel gacmeedka la yiraahdo Makaso

Makaso waxa degta beesha sheekhaal gaar ahaan jufada Samafale Caagane Lobage.

Kheyraadka

Deegaan xeebeedka Makaso wuxuu Alle ku nimceeystay Kheyraad kala duwan sida •

Kallumeysiga •

Dhul Daaqsimeed xoolaha ay daaqi karaan •

Caro gaduud, Caro cad iyo buuro yar yar xeebta ku teedsan dalxiiskana ku haboon. •

iyo wax soo saarka Cusbada

xeebedka Makaso waxay qiyaasti bari ka xigtaa xaranka 28km

Deegaanku malahan adeegyada bulshada sida :

Korontada

Ceel biyood Riig ah

Iskuulo Waxbarasho

Goobo caafimaad

References:

Tags:

Badweynta HindiyaJubbada Dhexe

🔥 Trending searches on Wiki Soomaali:

ReeryoonisCiiseNabi Yacquub C.S.Kalandarka IslaamkaDhulka Talyaaniga ee SoomaaliyaBerberaBaayBaarliinSoomaaliyaBoqortooyadii JaarsoQatarCiidanka Badda SoomaaliyaFilimada galmadaJasiiradaha Jubbada HooseJamaameTikTokYemenIlbaxnimoBanaadirGalmudugElizabeth IIXoghayeHollandQaawanaanta ee filimantaMucammar QadaafiMuscab bin cumeyrMucawiyaCumar FaaruuqHabar AwalNabi Muuse C.S.Garsoorka SomalilandCalanka KhaatumoGalmada dabadaSalaajiqada ruumEray bixinCiidanka Qalabka Sida ee SomalilandOgaadeen (beel)Suxufi IbraahimBooliifiyaMaxamed Cabdule XasanXayawaanAsharaafHindiyaAxmed FaaraxBiyoGobolada SomalilandLionel MessiJaamacadSiwaarqoonQaasim bin MuxamedCaabudwaaqGoogleXoghayaha Guud Qaramada MidoobayMagacyada SoomaaliyeedCabdiqaadir JubbaFilasoofiyadaMUUSE ISMACIILMusuqmaasaqSalaada SubaxLamadegaanBurcoBaraaweAf SoomaaliTurkigaBoqortooyada Soojireenka Soomaaliya1974Nabi HuudXisbiga SYLGusBiciidMustaxiilJilibQolobaa CalankeedBoqor NajaashiFanka Soomaalida🡆 More