Kurxin

Kurxin (Af Ingiriis : Adam's apple; Af Carabi : ar‎) sidoo kale loo yaqaano Jocor, waa qayb ka mid ah dhuunta labka dadka, iyo wiilasha baaluq gaarayn.

Kurxin
Kurxintu waxay ku talaa dhuunta
Details
PrecursorCarjow
Identifiers
LatinProminentia laryngea
NeuroNames{{{BrainInfoType}}}-{{{BrainInfoNumber}}}
Dorlands
/Elsevier
12669875
Anatomical terminology
Kurxin
Adam's apple

Sharaxaad

Kurxintu waa carjow ka mid ah dhuunta dadka taasi oo ku taala meel ka hooseysa gadhka iyo dusha sare ee hunguriga. Sida caadiga ah kurxintu waa mid soo taagan oo ka muuqata dhuunta raga; halka kurxinta dumarku tahay mid yar oo aan muuqanin.

Shaqada

Kurxintu shaqo muhiim ah ayay u leedahay jidhka dadka. Waxaa kurxintu soo baxdaa wakhtiga dhalinyaronimada taasi oo soo weynaata sanadaha ugu horeeya ee labaatameeyaha. Intaas waxaa dheer, in kurxintu tahay astaan inta ugu badan u gaar ah raga.

Sidoo kale, cilmibaadhis waxaa lagu ogaaday in kurxintu qeyb ka tahay xubnaha maamula isla markaana sameeya codka iyo hadalka.

Sidoo kale fiiri

Xigasho

Tags:

Kurxin SharaxaadKurxin ShaqadaKurxin Sidoo kale fiiriKurxin XigashoKurxinAf CarabiAf IngiriisBaaluqDhuunLabNin

🔥 Trending searches on Wiki Soomaali:

Casuus (midab)XeebjireCiid al-AdxaaHTMLCumar FaaruuqMadaxweyneyaashii SoomaaliyaNibisDharkeenleeyBoqortooyada MidowdayXarardheere2001Cumar bin cabdi caziizLacagMakaahiilDhulMudugBustleCabdiqaasim SalaadCabirka Guud ee Culeyska iyo MiisaankaBiimaalWikibidhiyaDagaalkii ciraaq iyo iiraanTowraadDhigCismaan KeenadiidLuuqad SoomaaliMiyigaMakkaRoobGoronyoNebi Maxamed c.sHorumarCarab SaalaxDiwaanka CuriyeMadaxwaynaha SomalilandBahamasMaskaxCimiloDhaqanka SoomaaliKoobka AdduunkaDadka BaantuugaDarajooyinka Ciidanka SomalilandBiyoSalaada DuhurCilmi BoodhariWaqooyiga AfrikaKacbadaSaado Cali WarsameMaryamPuntlandGuurDaa'uud XirsiCiidanka Xooga SoomaaliyaRa'iisul wasaarayaashii SoomaaliyaKomishanka Doorashooyinka QarankaBaqdaadDagaalkii KheybarNabi Daa'uud C.S.MaalinTaariikhda SaxaabadaNabi Ibraahiim C.S.Beesha Habar CafaanNabi DulkifliGalmoJowleDagaalkii DhufeysyadaBartireQoyska Cali bin Abi DalibSoqotraNikaragiwaMaamulgoboleedka SoomaaliyaShabeellaha DhexeLondonSimanahaansho🡆 More