Iridiyaam: Curiye kiimiko

Iridiyaam

Iridiyaam: Curiye kiimiko
Curiyaha Iridiyaam.

(ingiriis: Iridium) astaanta (Ir) waa curiye kimiko oo tirada atomkiisu tahay todobaatan-iyo-todoba (77). Curiyaha Iridiyaam waa bir ka tirsan Transitional Metalska ee guruubka 9aad iyo heerka 6aad ee Diwaanka Curiye iyo guruubka d-block.

Curiyahan Iridiyaam waa bir adag, la kala jabin karo, leh midabka naxaasta oo cadaan xiga, oo ka tirsan guruubka Balatiniyaam, kuwaas oo leh astaamo dhaqan falgal aad u hooseeya.

Curiyaha Iridiyaam waa mida labaad ee ugu culayska badan dhamaan curiyayaasha, tan ugu culus waa Osmiyaam. Sidoo kale, waa birta ugu adkeysiga badan daxalka, xataa marka heerkulku gaadho 2000 °C.

Curiyahan Iridiyaam waxaa helay saynisyahan Smithson Tennant sanadkii 1803 isla markaana ugu magac daray sanamka Iris eey caabudi jireen qeybo ka mid ah Giriigu.

Macdanta ay ku jirto Iridiyaamta waxaa laga helaa oogada dhulka ayadoo labo isotope oo dagan leh, kuwaas oo kala ah 191Ir iyo 193Ir.


Iridiyaam: Curiye kiimiko


Tags:

🔥 Trending searches on Wiki Soomaali:

ISO 3166-2Beeraha SoomaaliyaDiiwaanka Caasimadaha AfrikaQardhoCeerigaaboCumar DhuuleBulshada SoomaaliyaCilmi BoodhariSenegaalSNMDishiisheRaxanweynDhigahaTamarShiinahaJabuuti (magaalo)Xiriirka Arrimaha Dibedda SoomaaliyaAfarta xilliCammaaraUruguayWarta NabadaAndalusCiidanka Xooga SoomaaliyaQamadiRuwandaKalandarDagaalkii Dunida KowaadShiiq bashiir yuusuf xasanNabi Luud C.S.Sifaynta Diinta IslaamkaUrurka Iskaashiga IslaamkaKaty PerryQaamuusDhulgariirDhagaxSalaajiqada waaweenMadagaskarBiyoRosetta StoneWax ka bedelkaTogdheerNetfilikisJadwalka CuriyayaashaImaaraatka CarabtaCabdullaahi YuusufAw qudubJaamacadda OxfordReer-DarawiishGoogleAduunkaHabar GidirGaalkacyoYemenSaldanadii CadalCamar bin caasMiniyaabolisKumbuyuutarSheebsanJiilaalFarraareCeeldheerHartiWaxbarashada SoomaaliyeedMaahmaahLaascaanoodMurursadeSextubeUunsiAbaalmarinta NobelMisir🡆 More