Dadka Baajuuni

Dadka Baajuuniga (Af Ingiriis : Bajuni people) waa dad laga tiro badan yahay oo ku dhaqan Gasiirada Baajuuniga, xeebaha ku hareersan wadanka Kiinya, iyo meelo ka mid ah Koonfurta wadanka Soomaaliya.

Tirokoob laga soo xigtay Ururka Qaramada Midoobay, dadka Baajuuniga ah waxaa lagu qiyaasay wax ku dhow 100,000 qof kuwaasi oo intooda ugu badan ku nool yihiin wadanka Kiinya. Dhinaca kale, wadanka Soomaaliya waxaa ku nool tiro lagu qiyaasay ilaa 20,000 qof kuwaasi oo intooda ugu badan ku dhaqan koonfurta dalka.

Baajuuni
Meelaha ay ku badan yihiin
Dadka Baajuuni Kenya 69,110
Dadka Baajuuni Soomaaliya 10,000 (qiyaas 1970)
Luqada

Kibajuni  • Soomaali

Dadka ay dhalyo wadagaan

Kiswaahili

Hordhac

Dadka Baajuuni 
Gabdho dhalinyaro ah oo jooga magaalada Hargeysa.

Dadka Soomaalidu waa kuwa ugu badan ee ku dhaqan wadanka Soomaaliya; ayadoo lagu qiyaasay ilaa 85% oo bulshada ahi ineey tahay Soomaali sax ah, halka inta kale ka soo jeedaan meelo kale oo caalamka ah.

Intaasi marka laga yimaado Soomaalidu waxay isku qeybisaa reero iyo qabiilo kuwaasi oo guud ahaan ah 4 beelood.

Bulshada Soomaaliga

Bulshada Soomaaliya waa mashruuc xambaarsan macluumaad badan oo ku saabsan beelaha, reeraha, luuqadaha, tirada bulshada, heerka waxbarasho, caafimaadka, dhaqaalaha, diimaha iyo qodobo kale oo saamayn ku leh bulshada.

Dadka Soomaalida

Dadka Soomaalid waa bulsho ku dhaqan Geeska Afrika; gaar ahaan wadanka Soomaaliya, Jabuuti, deegaano ka tirsan wadanka Itoobiya, deegaano ka mid ah wadanka Kenya iyo meelo badan oo caalamka ah. Dadka Soomaalida ah waxay ka mid yihiin kooxaha Bulshada Soomaaliya; waana dadka ugu badan bulshada ku nool wadanka Soomaaliya. Intaas waxaa dheer, dadka Soomaalidu waxay ku hadlaan Af-Soomaali oo kamid ah luqadaha Kushitiga Faraceeda Afro Aasiya.

Soomaalida waxaa kala qaybiyey gumeysigii qarnigii 19aad, kaas oo ukala qaybsaday 5 qaybood oo kala ah: Talyaani Oo haystay Koofurta Soomaaliya; Ingriiska oo haystay Waqooyiga Soomaaliya (Somaliland); Faransiiska oo haystay Xeebta Soomaaliya (Jabuuti); Itoobiya iyo Ingiriiska oo haystay Soomaali Galbeed (Soomaali galbeed); iyo Kenyaoo haystay deegaanka NFD.

Sidoo kale fiiri

Tixraac

Tags:

Dadka Baajuuni HordhacDadka Baajuuni Bulshada SoomaaligaDadka Baajuuni Dadka SoomaalidaDadka Baajuuni Sidoo kale fiiriDadka Baajuuni TixraacDadka BaajuuniAf IngiriisBulshada SoomaaliyaDadKiinyaQMSoomaaliya

🔥 Trending searches on Wiki Soomaali:

Soomaali GalbeedRaas CaseyrAf CarabiMasarFircoonLiiska magalooyinka ugu dadka badan qaarada africaJubbada DhexeDastuurka SoomaaliyaJava (luuqada borograaminta)MareexaanTogdheerAf-maldahaShilin SoomaaliQolobaa CalankeedHogaamiyaha dhabtaaQajaarDowladCiraaqDameer farowDakkarMaxamed gorgaateMurursadeSoolWabiga JubbaQaaradahaMasjidka NabigaAasiyaRamadaanCadaadoQaamuusXaliima MagoolSaruurTurkigaFarxiya FiskaNabadMuqdishoDagaalkii (2006–2009)BuuhoodleKumbuyuutarGodeeyHiiraan StateMaahmaah Xarafka ADarajooyinka Ciidanka SomalilandBoqortooyadii DarawiishQoraalDib QalloocDishiisheJadwalka CuriyayaashaAf-JiidoCusmaan bin CafaanfordSextubeHirshabeelleISO 3166Suugaanta SoomaalidaCimiloMudugCaynabaMugIndunisiyaJineefaNabi Ayuub C.S.Diiwaanka Caasimadaha AfrikaNayjeeriyaTaariikhda Badmareenka SoomaalidaMaxamed CigaalUbax🡆 More