Ciidanka Puntland

puntland waxay leedahay ciidan dhisan dhanka qalabka iyo tababarada

Ciidanka puntland tiro ahaan waxay gaaraan 20000kun oo askari waa ciidan qalabaysa Ciidamada puntland waxay u qaybsamaan dhowr qaybood Ciidamada gaarka u tababaran psf waana ciidanka quwwad ahaan aad u xooggan waxayna haystaan hub casri ah waxayna fuliyaan howlgalada gaarka ah Ciidanka badda pmpf ciidankaan waa ciidan aad u qalabaysan oo dhan walba ka dheeli tiran tababar heer sarre ahna leh Ciidamada daraawiishta waa ciidanka tiro ahaan ugu badan ciidamada puntland sidoo kale waa ciidamada u xilsaaraan difaaca dhamaan xuduudaha puntland

Tags:

🔥 Trending searches on Wiki Soomaali:

HariinSiyaad BarreKoonfur GalbeedBiimaalAntoine GodetDayaxCaruurta Nebi MuxamedSoomaaliyaAbu HurayraHeerkulDagaalkii Dunida KowaadHargeysaJubalandTiraabCushitic peoplesQAAMUUSKA CIIDANKA XOOGGA DALKA SOOMAALIYEEDDawladda federaalka SoomaaliyaGolahi Sare Kacaanka SoomaaliyaYugandhaDayax gacmeedEratareyaFircoonHiiraan StateXaliima MagoolLoolLuwandaRoobMuuse AbokorRabi' al-awwalMaalinta Madaxbanaanida SoomaaliyaAf SoomaaliMasarMaraykankaQabyaaladaCaabudwaaqMuqdishoCeel CaddeNabadDirDhaqanka SoomaaliWaraabeQoryaleSaylacSenegaalGoroyo Soomaali2014George WashingtonRio de Janeiro2001GabayMeereDVDShawaalNabiyada iyo Rususha Qur'aanka lagu sheegayAwoodNabi Ibraahiim C.S.RajabHektarIslaamDoorashooyinka SomalilandCiidanka Badda SoomaaliyaDiinsoorKurtunwaareyRaas CaseyrCadaleOgadenDadka MadoowDylan BesseauLiiska magaalooyinka SoomaaliyaFederaaliisimKiilogaraam🡆 More