Baar

Baar waa geed ka baxo wadamada kuul oo dhan.

waxoona ku badanyahay wadamada ku yaalo dhul baraha aduunka.Baarka soomaaliya aad oo uuga baxaa, gaar ahaan meelaha wabiyada iyo xeebaha, waana geed kala duwan, oo nuucyo badan leh.Mid waxaa jiro oo af ingriiska lagu dhaho (Hyphaene compressa), waa geed labo madax ama sadax madax yeeshto, waxoo aad uuga baxaa meelaha ee wabiyaasha maraan iyo dhinacyada xeebaha. geedka nuucaan oo labada madax leh waxoo u badanyahay bariga afrika.Geed timirka oo asiga neh u eg baarka balse ka balaaran ayaa waxoo u kala qeybsamaa nin iyo naag, sida geedka ba baayga oo kale. mid waxaa jiro oo timir dhaleenin mid timirta oo dhalaa. Baarka waxoo dhalaa Qumbo.

Baar
Baar


Tags:

🔥 Trending searches on Wiki Soomaali:

QaxootiRajabBiriqAf-IngiriisiImaam Axmed GurayMaxamed gorgaateWoqooyiDhuusamareebShariif AxmedDoorashooyinka SomalilandAdhiIsgaarsiintaKomorosHijrada xabashaCalanka KhaatumoWarshada kaluunka ee LaasqorayGanacNebi Maxamed c.sSaldanada IsaaqMaraykankaDoorashada guud ee Somaliland (2017)JiilaalHabar JecloBurundiBiciidMuqdishoBeesha BahsanbuurSacuudi CarabiyaQolobaa CalankeedXarfoWabiga JubbaNabi Nuux C.S.Saldanadii OgaadeenHuriwaaKoonfurta AfrikaTaariikhCeel CaddeBeesha reer maxamed Maxad caseWaxbarashada SoomaaliyeedFebraayoMasarDhulbareSilcis (beel)FalastiinDiwaanka CuriyeSifaynta Diinta IslaamkaUsaama bin zeydSamo ku waarXisbiga SYLXasan Sheekh MaxamuudGelediRuwandaGurgura (beel)Dowladii UmawiyiintaLoobageSoomaali AlifbeetMia KhalifaMaxamed CawaaleMagacyada SoomaaliyeedMaxamed Cigaal1969M16 (qori)Soomaali GalbeedWikiBariga AfrikaMaahmaah Xarafka Abar-internet🡆 More