Amiir Al-Mu'miniin

Amiir Al-mu'miniin (afka carabiga; أمير المؤمنين) waa magac loogu yeeri jiray hogaanka ugu sareeya ee muslimiinta, cumar bin khadaab ayaa ahaa khaliifkii ugu horeeyay ee loogu yeero magacaas, kadib khulafada ka dambeeyay sida umawiyiinta iyo cabaasiyiinta ayaa loogu yeeri jiray magacaan.

Siduu ku yimid magacaan

Markuu dhintay rasuulka scw oo abuubakar sadiiq hogaanka muslimiinta qabtay dadka waxey ugu yeeri jireen "khaliifka rasuulka scw" asna markuu dhintay oo cumar talada qabtay waxey ugu yeereen "khaliifka khaliifkii rasuulka scw" taasi oo keentay culees maadaama maga uu dheer yahay khulafada ka sii dambeysana uu sii dheeraan doono, qaar saxaabada ka mid ah ayaa cumar ku dhaheen "adiga amiirkeena baa tahay anagana mu'miniinta baa nahay hadaba waxaa tahay amiirka mu'miniita

Xigasho

Tags:

Cumar (saxaaba)Khulafada umawiyiintaKhulafadii Cabaasiyiinta

🔥 Trending searches on Wiki Soomaali:

MurursadeDayax GacmeedBadhanGuurMasaajid Cali GuduudDurbaanTuniBeesha cumar JibriilBeesha reer maxamed Maxad caseCimraanSalaada SubaxNabi Ibraahiim C.S.Jaamacadda LafooleLiiska magaalooyinka Soomaaliya dadka ku noolItoobiyaTelesomCawramaleWikibidhiyaSoomaaliweynFaysbuugSoomaaliyaSuuriyaGalguduudMagacyada SoomaaliyeedSheekhaalLibaaxXooloAbriilMaxmuud SangubKalandarka IslaamkaXisbiga SANUDawladda federaalka SoomaaliyaArjantiinaCiidanka Badda SoomaaliyaDiiwaanka Caasimadaha AfrikaRina HashimotoElizabeth IIGarxajisKaneecoCarabtaQabiilada SoomaalidaCusmaan bin CafaanHabar ejiBeeraha SoomaaliyaSaldanada GelediOogShiicaXamarjajabCanabMaryamWorld Wide WebDhaga yare (geed)HiiraanAbella DangerXijaasCufMaalinta Madaxbanaanida SoomaaliyaSaruurDastuurka SoomaaliyaSaint PetersburgGuriceelXasan Sheekh MaxamuudOodweyneGalmudugNabadDagaalkii Dunida KowaadFar SoomaaliMadaxwaynaha SoomaaliyaGeed🡆 More