Alexander Graham Bell waa ninkii hindisay aalada Taleefoonka.
aabihii iyo awoowgii labadunba waxa ay ahaayeen. amaba ka shaqayn jireen goobaha dadka hadalku ku adagyahay lagu baro hadalka isaga laftiisu goobtaas ayuu ka shaqayn jiray hooyadii iyo xaaskiisuba waxa ay ahaayeen dad dhaga la waxa uu iskuhawlay sidii uu hadalka u karsiin lahaa dadka hadalku ku adagyahay.
Alexander Graham Bell waxa uu ku dhay magaalda idinbara ee kutaala iskotland 1847 waxa uu lawalaal ahaa laba wiil labadiisa walaalba waxa dilay xanuunka qaaxada
Xiligii uu aadka u yaraa waxa uu caan ku ahaa in , uu baadho ama ogaado waxkasta oo uu arko waxa uu ahaa fasuuli.
Taas oo keenatay in uu isukeeno talaal uu kasoo qaaday dhamaaan dhirta oo dhan.
Wiki Commons waxee heysaa war la xiriiro Alexander Graham Bell. |
This article uses material from the Wikipedia Soomaali article Alexander Graham Bell, which is released under the Creative Commons Attribution-ShareAlike 3.0 license ("CC BY-SA 3.0"); additional terms may apply (view authors). Content is available under CC BY-SA 4.0 unless otherwise noted. Images, videos and audio are available under their respective licenses.
®Wikipedia is a registered trademark of the Wiki Foundation, Inc. Wiki Soomaali (DUHOCTRUNGQUOC.VN) is an independent company and has no affiliation with Wiki Foundation.