Galmada Dabada

Galmada dabada ayaa guud ahaan ah in xubinta taranka la geliyo dabada, ama futada iyo malawadka qofka, si ay ugu raaxaysato galmada.

Noocyada kale ee galmada dabada waxaa ka mid ah faraha, Isticmaalka alaabta lagu ciyaarta galmada ee dabada laga galo, galmada afka ah ee futada lagu sameeyo (anilingus).

Sida noocyada badan ee hawlaha galmada, ka qaybgalayaasha galmada dabada waxay halis ugu jiraan inay qaadaan caabuqyada galmada la isku qaadsiiyo (STIs). Galmada dabada waxaa loo tixgeliyaa dhaqan galmo halis sare leh sababtoo ah baylahnimada futada iyo malawadka. Galmada dabada iyada oo aan la ilaalin kondhomka ayaa loo tixgaliyaa qaabka ugu khatarta badan ee fal galmo ah, sidaas darteed mas'uuliyiinta caafimaadka sida Ururka Caafimaadka Adduunka (WHO) waxay ku talinayaan dhaqammo galmo badbaado leh oo galmada dabada ah.

Tix

Tags:

Leefida dabadaMalawad

🔥 Trending searches on Wiki Soomaali:

KismaayoLuwandaGaashaanbuurta NATOHabar JecloAbokor muuseBaayMeles ZenawiRaage UgaasBurcad BadeedHonjo SuzuMaroodi JeexXasan AbtidoonLibaax2005Dib QalloocNabadSuugaanta SoomaalidaKanadaDharkeenleeyAxmed FaaraxXiman & xeebAf CarabiAgoolBari (Gobol)ToljecleXaasNorwayJaamacadda CamuudXasan Sheekh MaxamuudGuurAljebraCabdullaahi YuusufIslaamRio de JaneiroBurundiGegada diyaaradaha GarooweGarreNayjarFalastiinHuriwaaLahjadaha Af SoomaaligaBeesha BahsanbuurShariif AxmedLambarMesobotaamiyaXVideosFaransiisUNESCOSilcis (beel)Ciidanka Qalabka Sida ee SomalilandWikiSoqotraBar-internetCidhifLubanCeel CaddeXasan GaashireedleMiyigaMucawiyaQorax MadoowaadMaxamed CigaalTaariikhda SaxaabadaAf-maldahaMaxamed Cali Kaariye🡆 More