Xarunta Ganacsiga Aduunka

Xarunta Ganacsiga Aduunka (Af Ingiriis : International Trade Center; Af Carabi : ar‎) (loo soo gaabiyo ITC) waa wakaalad hoostagta Ururka Ganacsiga Aduunka (WTO) iyo Shirka Ganacsiga iyo Horumarka Qaramada Midoobay (UNCTAD) taasi oo ka talabixisa arimaha khuseeya ganacsiga caalamka.

    Qora By Abdifatah Mohamed Adam
      Kani waa maqaal ku saabsan waax ka mid ah Ururka Ganacsiga Aduunka.
      Boga "ITC" halkan ayaa laga soo toosiyay

Halka Ururka Ganacsiga Aduunku inta ugu badan ku mashquulsan yahay sameeynta sharciyada ganacsiga caalami, iyo UNCTAD ka shaqeeyso cilmibaadhis iyo gargaarid, Xarunta Ganacsiga Aduunku waxay si hoose oo ayada u khaas ah uga shaqeeysaa caawinta horumarka dhaqaalaha iyo hirgalinta ganacsiga wax dhoofinta iyo soo dhoofsashada wadanada. Inkastoo ururkani dhinac ahaan ka tirsan yahay Qaramada Midoobay hadana shaqada uu Ururka Xarunta Ganacsiga Aduunku qabto ma ahan mid hayadaha kale farogalin iyo ka qeyb qaadasho ku leeyihiin.

Xarunta Ganacsiga Aduunka
International Trade Center
مركز التجارة الدولي

Xarunta Ganacsiga Aduunka

NuucaUrur iskuxidha ganacsiga iyo iibsiga bulshooyinka
Xaaladda SharciHada shaqaysa
XaruntaJeniifa, Iswisarland
Luqadaha RasmigaAf-Ingiriis, Af-Faransiis, iyo Af-Isbanish
Websitewww.itc.org

Guud ahaan, Xarunta Ganacsiga Aduunku waxay xarunta sare ku leedahay magaalada Jeniifa, wadanka Iswisarland iyo hal xafiis Caasimada Meksiko.




Xarunta Ganacsiga Aduunka

Xarunta Ganacsiga Aduunka (Af Ingiriis : International Trade Center; Af Carabi : ar‎) (loo soo gaabiyo ITC) waa wakaalad hoostagta Ururka Ganacsiga Aduunka (WTO) iyo Shirka Ganacsiga iyo Horumarka Qaramada Midoobay (UNCTAD) taasi oo ka talabixisa arimaha khuseeya ganacsiga caalamka.

Xarunta Ganacsiga Aduunka 
Xarunta UNCTAD ee Jeniifa

Shirka Ganacsiga iyo Horumarka Qaramada Midoobay (Af Ingiriis : United Nations Conference on Trade and Development, loo soo gaabiyo: (UNCTAD); Af Carabi : ar‎) waa hay'ad ka tirsan Ururka Qaramada Midoobay taasi oo la aasaasay sanadkii 1964. Ururka UNCTAD waa xubin aad muhiim u ah oo ka tirsan Golaha Sare ee Qaramada Midoobay taasi oo shaqadeeda ugu muhiimsan tahay ganacsiga, maalgashiga iyo waxyaabaha la xidhiidha horumarka.

Hadafka koowaad ee ururku waa: "in kor loo qaado ganacsiga, maalgashiga ajaanib, iyo fursadaha horumarin ee wadanada soo koraya. Sidoo kale ururku wuxuu u hiilan yahay oo diyaar u yahay inuu caawiyo dadaalada isla markaana tilmaan iyo talobixin siiyo dhaqdhaqaaqyada lagu horumarinayo dhaqaalaha."

Intaas waxaa dheer in ururka UNCTAD ka qeyb qaato xidhiidhka iyo horumarinta ganacsiga, gargaarka baniaadamtinimo, socdaalka, dhaqaalaha, iyo teknoolojiyada. Sida caadiga ah xubnaha ururku waxay kulmaan halmar afartii sano, xafiiska xoghaynta wuxuu si rasmi ah ugu yaala magaalada Jeniifa.

Xarunta Ganacsiga Aduunka

Xarunta Ganacsiga Aduunka (Af Ingiriis : International Trade Center; Af Carabi : ar‎) (loo soo gaabiyo ITC) waa wakaalad hoostagta Ururka Ganacsiga Aduunka (WTO) iyo Shirka Ganacsiga iyo Horumarka Qaramada Midoobay (UNCTAD) taasi oo ka talabixisa arimaha khuseeya ganacsiga caalamka.

Xarunta Ganacsiga Aduunka

Xarunta Ganacsiga Aduunka (Af Ingiriis : International Trade Center; Af Carabi : ar‎) (loo soo gaabiyo ITC) waa wakaalad hoostagta Ururka Ganacsiga Aduunka (WTO) iyo Shirka Ganacsiga iyo Horumarka Qaramada Midoobay (UNCTAD) taasi oo ka talabixisa arimaha khuseeya ganacsiga caalamka.

Xarunta Ganacsiga Aduunka

Xarunta Ganacsiga Aduunka (Af Ingiriis : International Trade Center; Af Carabi : ar‎) (loo soo gaabiyo ITC) waa wakaalad hoostagta Ururka Ganacsiga Aduunka (WTO) iyo Shirka Ganacsiga iyo Horumarka Qaramada Midoobay (UNCTAD) taasi oo ka talabixisa arimaha khuseeya ganacsiga caalamka.

Abdifatah mohamed adam shardi

Tags:

Xarunta Ganacsiga Aduunka Shirka Ganacsiga iyo Horumarinta QMXarunta Ganacsiga Aduunka Qoraalo La XidhiidhaXarunta Ganacsiga Aduunka Linkiyo BanaankaXarunta Ganacsiga Aduunka TixraacXarunta Ganacsiga AduunkaAf CarabiAf IngiriisGanacsiQaramada MidoobayShirka Ganacsiga iyo Horumarka Qaramada MidoobayUNCTAD

🔥 Trending searches on Wiki Soomaali:

LaylkaseMidabSabiibSheeko SoomaaliKoorSaldanadii AjuuraanIsaaqUstareliyaAstaanta Qaranka SomalilandCimiloDhaqanAxmed KismaayoDaguuroMaxamuudsaleebaanRuun NirgoodCeel BuurTalyaaniImaam Al BukhaariBoosaasoKhadiijoSuugaanXasan AbshirTalyaanigaCunto SoomaaliBeerwaysoDagaalkii DhufeysyadaDhisme SoomaaliAbella DangerMarkaCiid al-AdxaaBahabar cabdaleDagaalkii uxudKulLaasqorayTaariikhda SomalilandHay'ada laanqayrta casAw qudubWax ka bedelkaAndalusTuli GuledGalbeedka AfrikaDiiwaanka Caasimadaha AfrikaMaxamed abokorMaxamed CigaalCasuus (midab)Hogaamiyaha dhabtaaJibriil YoonisKurtunwaareyRuushkaRuwandaHartiSaaxilIsmaaciil saleebaanGabayada abwaanada hawiyeBoqortooyadii JaarsoSiigeysiMatabaanSheekhaalIsgaarsiintaGobolada SomalilandXasan Cali KhayreAtooreMuuse BiixiDhigMaxamed Faarax CaydiidMaansoBurcad BadeedAduunkaBalidhiigCaluulaWikibidhiya🡆 More