Ururka Dawladaha Aan La Aqoonsan Wali

Wadamada aan la aqoonsan iyo Rabitaanka Dadkeeda Af-Ingiriis Unrepresented Nations and Peoples Organization ama (UNPO) waa urur aan dawladi maamulin balse caalami ah.

oo shucuubta kamidka ahi gabi ahaantood ay ku dhaqmaan Dimoqraadiyada. waxa ay kakoobanyihiin xubnaha ururkan kujiraa sida wadamada aan wali la ictiraafin ee goonida u taagan ama gobolada lahaysto ama sida gobolada dadkii aslku ulahaa lagu haysto. waxa kamida shuruudaha kuxidhan cidii rabta in ay kusoo biiraan shuruudahan soo socda.

  • Waain si siman mustaqbalka loo wadaraadiyaa
  • Waa in xubinkasta oo kusoo biiraysaa ay tahay mid dhawrta xuquuqda dadka
  • Waa in xubinkasta oo ururkan kamidi ay dimuquraadiyad ku dhaqantaa
  • Waa in la dhiiri galiyaa sidii argagixisada iyo dagaalda loogasoo horjeesanlahaa
Ururka Dawladaha Aan La Aqoonsan Wali
calanka ururka UNPO
Ururka Dawladaha Aan La Aqoonsan Wali
meelaha ay kuyaalaan wadamadani


xubnaha kamidka ah

xarunta ururkani waa magaalda Den Haag ee wadanka holland


xubnaha kamidka ah ururkan way badanyihiin balse waxa jire xubno kuleh firfircooni dheeraada oo loo saadalinayo in dhawaanah la ictiraafo waxaana ka mida somaliland. xubnaha u rurku waxa ay yihiin sidan.

afrika

aasiya

  • Ururka Dawladaha Aan La Aqoonsan Wali  gobolka axwaas Iiraan
  • Ururka Dawladaha Aan La Aqoonsan Wali  Assyrian waa shacab ciraaq kunool
  • Balochistan Bakistaan
  • Ururka Dawladaha Aan La Aqoonsan Wali  waa jamhuuriyada katirsan midawga ruushka
  • Ururka Dawladaha Aan La Aqoonsan Wali  turkistannta bari waa gobol shiinaha kamida
  • Ururka Dawladaha Aan La Aqoonsan Wali  Kurdistan kurdistanta ciraaq
  • Moors muritaniya
  • Ururka Dawladaha Aan La Aqoonsan Wali  Khmer ruuj
  • Ururka Dawladaha Aan La Aqoonsan Wali  Taywan
  • Ururka Dawladaha Aan La Aqoonsan Wali  Tebet
  • Ururka Dawladaha Aan La Aqoonsan Wali  Tufa waa gobol ruushka ka tirsan


yurub


http://www.unpo.org/ wabsaytka rasmiga ah ee ururka]

Tags:

Ururka Dawladaha Aan La Aqoonsan Wali xubnaha kamidka ahUrurka Dawladaha Aan La Aqoonsan WaliAf-IngiriisDimoqraadi

🔥 Trending searches on Wiki Soomaali:

XayawaanDhagaxtuurShiinahaXVideosBlackpinkGobolada JabuutiAstaanta Calanka CirdhowRuushkaISO 4217Calanka SomalilandMaxamed CigaalSaraarGabayada abwaanada hawiyeYarrad2021Dhisme SoomaaliMaahmaahMiyigaMaxamed gorgaateWayteenBeesha shanaadXayla SiilaasiKoonfur AfrikaXaliima MagoolMidowga AfrikaWax ka bedelkaKoonfur Suudaan10-ka saxaabi ee Janada loogu bishaareeyayBariga AfrikaQaamuus aqooneedka af-soomaaligaSiigeysiHogaamiyaha dhabtaaIsbaniaCumar (saxaaba)Ismaaciil saleebaanNabiXarafGuurDawladii Somaliland (1960)CadaleFanaaniinta SoomaaliyaXamarjajabDishiisheMaroodi JeexDagaalkii (2006–2009)Baasaboorka SoomaaliyaGeelAsharaafWasaaradda Qorshaynta Qaranka iyo Xiriirka Caalamiga SoomaaliyaIslaamGobolada SomalilandDhaqanka SoomaaliLiin dhanaanNayjeeriyaDib QalloocTogdheerBadhaadheFalastiinTiirarka IslaamkaBariireSanaagDhaqanBaabuurLuqadaha KushiitigaBahda Qoraxdu MidaysayQoryooleyMacluumaadka TeknolojiyaddaLaascaanoodCabdalle SabdiWaxbarashada SoomaaliyeedAf-Soomaali🡆 More