Manganiis

Manganiis

Manganiis
Curiyaha Manganiis

(ingiriis: Manganese) astaanta (Mn) waa curiye kimiko oo leh lambar atom labaatan iyo shan ah. Curiyaha Manganiis waa bir ka tirsan biraha dhexe ee loo yaqaano Transitional Metalska. Birtan waxaa laga helaa oogada dhulka ayadoo kaligeed ah, midabkeeduna yahay madoow.

Birta Manganiis waa mid muhiim u ah warshadaha jaandiga, ayadoo marka lagu daro biro kale soo saarta Jaandiga aan Daxaloobin ama (stainless steel).

Curiyaha Manganiis markay la falgalsho birta fosforos waxaa soo baxa isku dhis loo yaqaano manganesefosfayt kaas oo lagag hor tago daxaleeysiga biraha kale. Sidoo kale, markay Manganiistu la falgasho Ogsajiinta waxaa loo isticmaalaa midabeeye ahaan.

Tags:

🔥 Trending searches on Wiki Soomaali:

HolokostXasan Sheekh MaxamuudSalaadCiidanka Xooga SoomaaliyaMasagoCirjeexAbokor DaoudTamarDumarQandalaIsaaqCali Cafii Fiqi OmarBoosaasoAl-ShabaabCadaadoDhiig Yari (aneemiyo)SSDFXisaabCumar (saxaaba)Af OromoGalguduudCilminafsiXarardheereAfarta XiliDhurwaaDirMidowga SofiyetMahathir Bin MaxamedXeerWarbixin SoomaaliyaGalmudugBu'aaleDhagaxNayjeeriyaCiidanka Badda SoomaaliyaBaabuurGarooweLiiska Jaamacaddaha SoomaaliyaDalxiiska Somalilandb4gq7Maxmuud SangubDishiisheUdeejeenSahra AxmedJabhadda Xoraynta Soomaali GalbeedDhulLoolJabuutiCilmi BoodhariIsmaaciil MireMurtiWadamada AfrikaMiyigaBuuhoodleBeesha reer maxamed Maxad caseCabdiqaadir YamyamAbsameMaalinta Madaxbanaanida SoomaaliyaDagaalkii xoraynta ogadenMasiixiyadJabuuti (magaalo)Java (luuqada borograaminta)Cabdiqaasim Salaad XassanLiiska Xubnaha Baarlamaanka Federaalka ee SoomaaliyaUstareliyaAbgaalFanka SoomaalidaSuugaanGolaha Wasiirada SomalilandSheeko SoomaaliGobFaadumo MaandeeqWikiBoqortooyada Soojireenka Soomaaliya🡆 More