Dagaaladii Ridada

Dagaaladii ridada waa weeraro is xig xiga oo muslimiinta ku qaadeen qabiilada carabta ee ka laabatay diinta iyo kuwa diiday sakada, ka dib dhimasha rasuulka muxamad scw iyo khilaafada Abuubakar al-sidiiq, waxey socdeen dagaaladaan sanadihii 11H iyo 12H

Taariikhda

waxa uu dhintay Nabiga scw 12 bisha mowliid sanadkii 11H oo waafaqsan 7 juun 632, ka dib markuu ku mideeyay dhamaan qabiilada carabta hal dawlad iyo iyo hal diin, laakin qabiilada badankood diinta si fiican uguma sugnaan, Nabiga scw oo wali nool ayaa waxaa yaman kasoo baxay aswad al-cansi nabinimo ayuuna sheegtay, sidoo kale museylima ayaa yamaama kasoo baxay asna nabinimo ayuu sheegtay bal wuxuu ka dalbaday Nabiga scw inuu dhulka u qeybiyo

ayadoo sidaas ah ayuu geeriyooday Nabi muxamad scw markiiba waxaa meel kasta ku faaftay ridada, waxaa batay beenaalayaasha sheeganaya nabinimada, waxaa soo baxay duleyxa bin khuweylid iyo sajaaxa, qabiilada qaar ayaa diideen sakada waxeyna sheegeen inay diinta ku ekeed dhimashada Nabiga scw, waxaa diinta ku haray kaliya reer Makka iyo reer Madiina iyo reer Daa'if.

Xigasho

Tags:

Abu BakrCarabtaNebi Maxamed c.s

🔥 Trending searches on Wiki Soomaali:

Nabi Yaxye C.S.Kalandarka IslaamkaXudun (degmo)Qabiilka eyloRa'iisul wasaarayaashii SoomaaliyaBeesha reer maxamed Maxad caseCadaadoWabiga JubbaFilimada galmadaAbuu Cubeydah Caamir ibn JaraaxLamadegaanGarxajisCaasimadFiyenaLibiyaQaasim bin MuxamedMagacNabi Suleymaan C.S.AayadCabdulle TaraawiilLiiska Hayadaha Qaramada MidoobayQatarGoroyo SoomaaliMaxamed Cali JaamacAbuu XaniifaHaaruun AlrashiidCabdule HanuuniyeWaddanka Masar kubadaCeelbacadShabeellaha HooseRee XasanDhagaxMarkabKhilaafada IslaamkaBerberaXeerMaxaasLeefida dabadaSomalilandHal AbuurSuugaanta SoomaalidaMalaysiyaOogAw qudubMayDocayReer BaraaweAfgooyeMagacyada SoomaaliyeedCeerigaaboSaruurYaanyuurWanlaweynGmailDagaalkii Labaad ee AduunkaKoonfur AfrikaSanadAafda tahriibkaWarshada kaluunka ee LaasqorayHeesta qarankaHelsinkiTamarWikiDuqa magaaladaCabdiraxmaan TuurSamaaleBakistaanLiiska Xisbiyada Siyaasadda SomalilandLuaCiidanka Xooga SoomaaliyaSheekh IsxaaqCigaal shiidaadLabaaleeyJamhuuriyadda Kongo🡆 More