Ruknudiin al-daahir Beebaris bunduqdaari (afka carabiga; الملك الظاهر ركن الدين بيبرس العلائي البُنْدُقْدارِي ) wuxuu ahaa suldaanka mamaaliikta ee shaam iyo masar intii u dhaxeesay 676-658 هـ / 1260-1277, waana suldaankii ugu awooda badnaa ee dawladii Mamaaliikta, mudadii uu xilka wuxuu xaqiijiyay guulo fara badan oo ka dhan ah tataarka, saliibiyiinta iyo armiiniya, wuxuu furtay imaarada andaankiya, sidoo kale wuxuu jirid gooyay ururka xashaashiyiinta.
Daahir beebaris | |||||
---|---|---|---|---|---|
Suldaanka Masar iyo shaam Al-Malik daahir Ruknudiin | |||||
Sultan of Egypt | |||||
Xilka | 24 October 1260 – 1 July 1277 | ||||
Coronation | 1260 at Salihiyah | ||||
Ka horeeyay | Seefudiin quduz | ||||
Ku xigay | Al-Saciid Baraka | ||||
Dhashay | 19 Julaay 1223 ama 1228 Dasht-i Kipchak | ||||
Dhintey | 1 July 1277 (aged 50/55) Dimishiq, dawladii mamaaliikta | ||||
Xaaska | Iltutmish Khatun | ||||
Issue | {{|*Al-Saciid Baraka|*Solamish|Khizir|Tidhkarbay Khatun|}} | ||||
| |||||
Hoyga | Zahiri | ||||
Saldanad | Dawladii mamaaliikta | ||||
Diinta | Islam |
This article uses material from the Wikipedia Soomaali article Daahir beebaris, which is released under the Creative Commons Attribution-ShareAlike 3.0 license ("CC BY-SA 3.0"); additional terms may apply (view authors). Content is available under CC BY-SA 4.0 unless otherwise noted. Images, videos and audio are available under their respective licenses.
®Wikipedia is a registered trademark of the Wiki Foundation, Inc. Wiki Soomaali (DUHOCTRUNGQUOC.VN) is an independent company and has no affiliation with Wiki Foundation.