Silsilada Buuraha Oogo (Af Ingiriis : Ogo Mountains) sidoo kale loo yaqaano Buuroleyda Galgodon, waa deegaan buuroley ah oo dhaca Waqooyiga Soomaaliya.
Silsilada buurahan waxay dhex maraan gobolada Sanaag iyo Togdheer; kuwaasi oo meesha ugu dheer gaadhayso ilaa 2,450 mitir (8,038 ft). Intaas waxaa dheer, guud ahaan juquraafiga deegaanka silsiladani dhexqaado waa mid qalalan oo u dhow lamadegaan la mood.
Buuraha Oogo | |
---|---|
Meesha ugu sareeysa | |
Halka ugu sareysa | Shimbiris |
Jooga | 2,450 m (8,040 ft) |
Baaxada | P2660 |
Kala sooca | P2659 |
Juquraafi | |
Somalia | |
Degmooyinka | Sanaag Togdheer |
Silsilada buuraha Oogo waa kuwo dhaca deegaan joogiisu sareeyo kaasi oo ku kooban waqooyiga wadanka Soomaaliya. Deegaankani wuxuu leeyahay cimilada deegaanada jooga sare leh ee Aasiya oo kale. Waxaa deegaankan aad ugu qaab dhow yahay Lamadegaan la mood.
Iskucelceliska heerkulka sanadkii ee silsilada buuraha Oogo waa 20 to 26 °C (68 to 79 °F). Roobku wuxuu si fiican u da'aa bisha Maarso, halka ugu yar yahay bisha Ogosto. Isku celcelis waxaa sanadkii ka da'a deegaankaasi roob dhan 500-700 mm.
Faahfaahin Cimilada Gudaado (10°44'03.3"N 47°13'56.6"E) | |||||||||||||
---|---|---|---|---|---|---|---|---|---|---|---|---|---|
Bilaha | Jan | Feb | Mar | Apr | May | Jun | Jul | Aug | Sep | Oct | Nov | Dec | Sanad |
Kuleel aan darnayn °C (°F) | 19.5 (67.1) | 21.4 (70.5) | 21.7 (71.1) | 22.3 (72.1) | 22.8 (73.0) | 22.0 (71.6) | 21.6 (70.9) | 21.9 (71.4) | 21.4 (70.5) | 21.0 (69.8) | 19.9 (67.8) | 18.7 (65.7) | 21.18 (70.13) |
Maalinle °C (°F) | 11.6 (52.9) | 13.3 (55.9) | 14.1 (57.4) | 15.4 (59.7) | 16.5 (61.7) | 16.6 (61.9) | 16.7 (62.1) | 16.8 (62.2) | 15.8 (60.4) | 14.1 (57.4) | 12.5 (54.5) | 11.4 (52.5) | 14.57 (58.22) |
Hoos udhaca kuleelka °C (°F) | 3.7 (38.7) | 5.2 (41.4) | 6.5 (43.7) | 8.6 (47.5) | 10.2 (50.4) | 11.3 (52.3) | 11.9 (53.4) | 11.7 (53.1) | 10.3 (50.5) | 7.2 (45.0) | 5.2 (41.4) | 4.1 (39.4) | 7.99 (46.39) |
Roobka mm (Faraha) | 18 (0.71) | 17 (0.67) | 39 (1.54) | 53 (2.09) | 84 (3.31) | 56 (2.2) | 20 (0.79) | 55 (2.17) | 103 (4.06) | 16 (0.63) | 17 (0.67) | 4 (0.16) | 482 (18.98) |
Source: Climate Data |
|title=
(caawin)|ciwaan=
ignored (caawin); Hubi qiimaynta taariikhda: |archive-date=
(caawin)This article uses material from the Wikipedia Soomaali article Buuraha Oogo, which is released under the Creative Commons Attribution-ShareAlike 3.0 license ("CC BY-SA 3.0"); additional terms may apply (view authors). Content is available under CC BY-SA 4.0 unless otherwise noted. Images, videos and audio are available under their respective licenses.
®Wikipedia is a registered trademark of the Wiki Foundation, Inc. Wiki Soomaali (DUHOCTRUNGQUOC.VN) is an independent company and has no affiliation with Wiki Foundation.