Shimbiris

Buurta Shimbiris (sidoo kale loo yaqaano Shimbibiris) waxaa ay dhacdaa Waqooyiga Soomaaliya gobolka Sanaag.

waana meesha ugu dheer Soomaaliya. Buurta dhirirkeeda waa 2,460 mitir, waxayna kamid tahay buuraha Cal Madow. buurta shimbibiris waa fiinta ug sareysa dalka somaliya waxayna badda kasareysa 2,407M waxayna kutaal meel udhow ceerigaabo ee gobalka sanaag.

Waa buuro cajiib ah oo ay geedo badani ay ku yaallaan, waxaana la odhan karaa waa meelaha dhif iyo naadirka ah ee ka bed-baaday dhuxulaysatada dhibta badan ee dhulkeenna xaalufiyay.

Buurta waxa ku yaalla guryo qadiim ah oo uu Sayid Maxamed Cabdulle Xassan dhistay xiligii uu gumaystaha Ingiriiska la dagaallamaayay.

Buurtan oo cilmi badani uuku duuganyhay waxaannu ka diyaarinay muuqaal cajiib ah, waxaananu soo galin doonnaa pageka (Miiraale), dhab ahaantii buurahani waa buuro dalxiiseed cajiib ah oo aysan dadka badankoodu ku baraarugsanayd.

Xassan Cali.

Tags:

Cal MadowSanaagSoomaaliya

🔥 Trending searches on Wiki Soomaali:

Lionel MessiBerberaCadaadoNabi Ayuub C.S.HiiraanBarasiilJaamacadda LafooleNairobiDharkeenleeyShabeelK-popMucammar QadaafiMakaahiilCimiloTaariikhda SomalilandMuraad koowaadMuraad labaadOgadenOPECDhagaxtuurBuuriSoomaaliAqalka hooseAngelina JolieCafarMesobotaamiya1966Dadka Soomaalida10-ka saxaabi ee Janada loogu bishaareeyayGadabuursiDucooyinka galista SuuligaGalmoGelediIsuduwaha Waqtiga CaalamigaDagaalkii QaboobaaReer darawiishJaamacadda MaraykankaAfgooyeShambayMuduloodAdoonDaarood Ku XaarWarshada Dharka ee BalacadAbu BakrDoorashada guud ee Somaliland (2017)Aadan Cabdulle CusmaanSextubeXiddigisAafda tahriibkaRaqayHartiDagaalkii soomaalia iyo itoobiyaBeesha Habar CafaanDhaqanka SoomaaliQaaradahaDuurjoogta SoomaaliyaYugandhaShabeellaha DhexeMagaalooyinka SomalilandAlaskaJubbada DhexeMaamulgoboleedka SoomaaliyaKhadra CigeMuuse BiixiCarmoAadan DaarFarta CismaaniyaShimbirtiiAlifbeetada indhoolayaashaNabi Ibraahiim C.S.🡆 More