Aroor

Aroor (Af Ingiriis : dawn; Af Carabi : ar‎) sidoo kale loo yaqaano Hiir, Hiiro iyo Alaseey, waa xiliga ka horeeya cadceed soo baxa oo mugdigu sii dhamaanayo iftiinkuna wali si fiican u soo bixin, waana waqtiga la tukado Salaada subax.

Aroor
Waaberi
Aroor
Wakhtiga hiirta aroortii

Guud ahaan, aroortii waa wakhtiga waagu dilaaci rabo ama uu dilaaco ilaa iftiina qoraxdu soo hilaacayo. Intaas waxaa dheer, wakhtiga aroortu way kala duwan tahay xilliyada sanadka taasi oo keenta in wakhtiyada qaar sida jiilaalka aroortu soo habsaanto halka wakhtiga gu'ga aroortu horay u timaado.

Aroor

Sidoo kale eeg

Tixraac


Tags:

Af CarabiAf IngiriisCadceedIftiinMugdiSalaada Subax

🔥 Trending searches on Wiki Soomaali:

Luuqad SoomaaliNajma NashaadMaxamed Faarax CaydiidBakoolAfarta xilliKiilogaraamFilibiinLiiska Afhayeenada Baarlamaanka SoomaaliyaBulshada aduunkaGiriigaSaldanadii AjuuraanAf IngiriisBilahaHirshabeelleMaarsoMayBakistaanAnas bin maalikSawirEimi FukadaCiise (qabiil)Ismaaciil Cumar GeelleMayl-badeedWasaaradda Waxbarashada SoomaaliyaWasaaradda Beeraha SoomaaliyaSoomaali GalbeedQaahiroXarunta Sare Qaramada MidoobaySiyaasadda SoomaaliyaQur'aanCabdul-Qadir JilaniCabdullaahi YuusufKismaayoQoraalGoogleXeebjireBooramaIsuduwaha Waqtiga CaalamigaBisha RamadanQaasim bin MuxamedSuxufi Ibraahim1951SaynisMucammar Qadaafi'''Cabdalla Abokor'''CaliGeed TimirMuuse AbokorCabdiqaadir YamyamNabadAbgaalMoobleenCarabiKumbuyuutarDiiwaanka Abwaanada SoomaaliyeedLiiska Xisbiyada Siyaasadda Somaliland2023JabaanHantiwadaagLissabonHubeerGobolada MidoobayLagosBiyo-baxCabdule HanuuniyeJowharBari (Gobol)DooroRasuulAfrikaXasan BarsaneQaranSoonFiisigis🡆 More