Afdhere Jama

Afdhere Jama (dhashay 1980) waa qoraa Soomaali-Amerikaan ah oo ku saleysan magaalada San Francisco.

Qoraalkiisa waxaa lagu arkaa daabacado ku yaal meelo badan oo aduunk ka mid ah. Wuxuu aasaasay Huriyah (magaaziin), magaaziin ka socda qajacyada Muslimminta ah. Ku dhashay kuna barbaarey Soomaaliya, Jama wuxuu yimid Markeykanka asagoo dhalinyaro ah.

Buugaagta

  • 2004 : Duhur la fariisadka Ilaahyada Soomaaliyeed (At Noonday with the Gods of Somalia, Salaam Press).
  • 2008 : Dal'udhalasho Sharci La'aaneed: Qajacyada Dhulalka Muslimka (Illegal Citizens: Queer Lives in the Muslim World, Salaam Press).

Qoraalkiisa Kale

Template:US-editor-stub Template:US-poet-stub

Tags:

1980San FranciscoSoomaaliyaUnited States

🔥 Trending searches on Wiki Soomaali:

Galmada dabadaSabuurJabuutiXayawaanMarkaCasuus (midab)International Standard Book NumberJuqraafiga SoomaaliyaNugaalHaber AwalUgaas Xasan Ugaas YaasiinHodanTurkigaLiiska Xisbiyada Siyaasadda SoomaaliyaSoomaali AlifbeetBogga HoreWariyeMaakhirHiiraanAstaanta Calanka CirdhowCadaadoAl-QaacidaMakaahiilMareexaanCilminafsiIsiraynCimiloHuruudIndunisiyaHibo NuuraDalxa bin Cubeydilah R.C.Taariikhda SoomaaliyaGuska weynHabdhiska DheefshiidkaSiwaarqoonDagaalkii soomaalia iyo itoobiyaSaaxilXafada daha baardheereLisaWarta NabadaAf SoomaaliKeenisyoJaamacadda LafooleBahabar cabdaleLoolMaxamed Cabdule XasanKilimanjaaroHoosingowBerberaMidowga AfrikaMurursadeInternetSaylacCufWabiga JubbaQalaafeBoqortooyadii DarawiishLabaaleeyDhismeMia KhalifaSurre (beel)Badweynta BaasifigaGabayada abwaanada hawiyeWikimediaSacuudi CarabiyaBoqortooyada Soojireenka SoomaaliyaXiriirka Ingiriiska-SoomaaliyaDhedigNigisWiil waalWaroodka HowlwadaagCarabtaDayax gacmeedDhaqan Soomaali🡆 More