Cillanaad Thiin: Aadan

N ⊂ Z ⊂ D ⊂ Q ⊂ R ⊂ C \subset \mathbb \subset \mathbb \subset \mathbb \subset \mathbb \subset \mathbb }

Habka tirooyinka ee Xisaabta
Aasaas

Tiro tirsiimo {0,1,2,3..}
Tiro mutuxan { 2,3,5,7,11,.. }
Abyoone {..-1,0,1,..}
Habdhiska tiro tobanaale ( 1.5, .454,..)
Tirooyin lakab
Constructibles
Tirooyin maangal ah ()
Tiro khayaal
Tirooyin kakan (),
Tirooyin aljebra

Gutinno dheedheer

Quaternion ()

Tirooyin gaar ah / ee kale

Nominal
Ordinal size, position {n}
Cardinal {}
p-adic's
Ma doorsoome
Halbeeg khayaali
π Summad (Pi) ≈ 3.14159 26535 ...
e (constant) ≈ 2.71828 (∉ )
∞ Tirobeel

Liiska ma doorsoomeyaasha

π - e - √2 - √3 -
<>

      Kani waa maqaal ku saabsan tirada xisaabta.

Thiin ama Tiro (ingiriis: number; carabi: عدد) waa xuddunta xisaabta aan maalin kasta isticmaalno, taas oo ka bilaabanta eber (0) kuna dhamaata meel aan la aqoon.

Sida eey isku raaceen khubarada xisaabta ee dunida, tirada la isticmaalo waxaa ugu badan Tiriliyan oo ka sameeysan sadex iyo toban god (hal tiriliyan = 1'000'000'000'000) Laakiin intaas kuma eeka tiradu oo waa la sii wadi karaa ayadoo la isticmaalayo qaabka loo yaqaan (x10) oo u dhiganta ku dar toban eber.

Cillanaad Thiin: Aadan

Tirada dhamaanteed waxa aasaas u ah toban lambar oo kala ah: Eber (0), kow (1), labo (2), sadex (3), Afar (4), Shan (5), Lix (6), Todoba (7), Sideed (8) iyo Sagaal (9).

Cillanaad Thiin: Aadan

Tiro waxay ka bilaabantaa eber ilaa dhamaad la'aan, waxaanay ku dhisan tahay xeerka ah god oo lambarada eber ilaa sagaal waxa loo yaqaan hal-godleey; toban ilaa sagaashan iyo sagaal (99) waa labo-godleey; boqol ilaa laga gaaro sagaal-boqol-sagaashan-iyo-sagaal (999) waa sadex-godleey.

Sidaas ayay u sii soconaysaa tiradu oo dhamaad ama meel eey ku eeg tahay ma lahan.

Tusaale ahaan, hal Bilyan oo lambar ahaan u qoranta 1'000'000'000 waa Sadex-iyo-toban-godleey.

Cillanaad Thiin: Aadan

Tiradu aad ayay u faro badan tahay, laakiin waxa aas-aas u ah oo mar walba ku sameeysan tahay toban lambar. Kuwaas oo kala ah:

Markaa tirooyinkan markasta oo la isku daro ama la mataaneeyo waxay sameeyaan tiro cusub.

Tusaale ahaan marka tirooyinka kow iyo labo la mideeyo waxay noqdaan tiro cusub - labo-godleey - oo ah toban-iyo-labo (12).

Sidaas ayay tiradu u sii soconeeysaa.

Tags:

🔥 Trending searches on Wiki Soomaali:

QoryaleCilmiga bulshadaWaraabeJadwalka CuriyayaashaQamadiImaamu ShaaficiIsuduwe Habka JuqraafigaKulSilcis (beel)Beesha GaaljecelRaqayKoonfur KuuriyaAdolf HitlerArjantiinaQolfoofta DadkaSoomaalilandMalmalMurtiDoorashada guud ee Somaliland (2017)Maalinta Madaxbanaanida SoomaaliyaIsmaaciil Cumar GeelleAddis AbebaSalaaxudiin al-AyyuubiAgoolGendersheSacuudi CarabiyaDaahir Rayaale KaahinKiin JaamacSamaale10-ka saxaabi ee Janada loogu bishaareeyayOogo (dhul)Waqooyiga AfrikaFaransiisBoortaqiisBiyo-baxBeljimNayjeeriyaDagaalkii DhufeysyadaDiiwaanka Caasimadaha AfrikaCaruurta Nebi MuxamedXoghayaha Guud Qaramada MidoobayInternetUbaxGacan LibaaxJiilaalAbgaalKoonfur GalbeedBeer gadiidLoolThiin (lambar)LaxanCufisjiidadKhilaafada RaashidiintaLiiska Jaamacaddaha SoomaaliyaAwaaji gooni-isu-taaga SomalilandXasuuqii IsaaqToljecleUnugWarshada Sonkorta ee JowharGaashaanbuurta NATOAbuu Dar AlghafaariItoobiyabar-internetKoka-KolaMarinka GazaGaalkacyoLambarSacad bin mucaadDastuurka SoomaaliyaTelefishinka Qaranka SoomaaliyeedCiidanka BaddaMuxamed bin Muuse al-KhawaarismiMasar🡆 More