Multazim

Multazim waa magac carabi ah waana meel u dhaxeesa Dhagaxa Madow iyo Ilbaabka Kacbada dheerar kiisuna dhanyahay afar dhudhun (labo mitir ku dhawaad) sida laga wariyay Cabdullaahi bin Cabbaas inuu yiri waana meesha alle baryada ku aqbalo.

waxaana suno ah in aad daankaaga iyo dhudhumadaada iyo laabtaada iyo sacabadaada wada saartid oo aad ku dhajisid darbiga(halka u dhaxeesa ilbaabka iyo tiitka dhagaxa madow ka sokeeya) Cabdullaahi bin Cabbaas sidaa ayuu sameen jiray wuxuuna dhihi jiray <>

Multazim
6 multazim

sidoo kale waxaa la wariyay Cabdullaahi bin Camri bin Caas inuu dawaafay oo tukaday oo markaa salaamay rukniga oo markaa istaagay inta u dhaxeesa dhagaxa iyo ilbaabka oo uu ku nabay laabtiisa iyo sacabadiisa iyo daankiisa buu markaa yiri <>.

wuxuu yiri abuu zubeyr waxaan arkay Cabdullaahi bin Cumar r.c iyo Cabdullaahi bin Cabbaas iyo Cabdullaahi bin Zubeyr oo isku nabaya. wuxuuna yiri cabdullali bin cabbaas <>

Tixraac

Tags:

Cabdullaahi bin CabbaasIlbaabka Kacbada

🔥 Trending searches on Wiki Soomaali:

QajaarCumar FaaruuqJamhuuriyadda JekXaasSalaada SubaxOgadenKismaayoKhulafada umawiyiintaSiyaad BarreMacluumaadka TeknolojiyaddaWikibidhiyaSalaaxudiin al-AyyuubiBulaxaarCawramaleYuhuudaSalafiyaCuriye kimikoDawladda federaalka SoomaaliyaKeenisyoKhadiijoBogga HoreDowladGaalkacyoAbokor muuseNabi Daa'uud C.S.DahabMudugCiidanka Qaranka SomalilandBuurhakabaTurdhoBalcadBesbaasQaamuusBaqdaadGaraadtooyada DaraawiishUdeejeenCali Cafii Fiqi OmarKaduudiyeHonjo SuzuWadanamaha Bari AsiaJimmy WalesAduunkaBariga AfrikaCanuuniShanleeyBogotaGuruubka 12Shilin SoomaaliXulbadMagacSoomaali AlifbeetXiddigisBari (Gobol)Hiiraan StateSadaam XuseenJamhuriyaddaGalmada dabadaSonkorCarab SaalaxDegmooyinka Gobolka BanaadirGaaljecelHuriwaaAfbarwaaqoSahra HalganCabdiqaasim SalaadLacagAkara🡆 More