Mengista Xayle Maryam

Mengista Xayle Maryam waxaa uu ahaa madaxweynihii ugu horeeyay dalka Itoobiya, waxoona ahaa madaxweyne Shuuci ah taariikhda marka ee u dhaxeesay 1974 ilaa 1987.Ninkaan hadda waxoo dhuumasho ahaan ku noolyahay wadanka Simbaabwi.

Mengista Xayle Maryam. waxa uu ahaa aasaasihii xisbigii shuuciga haa ee Itoobiya. waxa uu hogaaminayay wadanka Itoobiya xiligii Dagaalkii xoraynta ogaden ee dhexmaray Soomaaliya iyo Itoobiya sanadkii 1977 waxa kale oo uu sabab u ahaa dhimashaddii Anbaradoorkii Itoobiya Xayla Siilaasi

Mengista Xayle Maryam
Mengiste xayle Maryam (1986)

Tags:

19741987Dagaalkii xoraynta ogadenItoobiyaShuuciyadSimbaabwiSoomaaliyaXayla Siilaasi

🔥 Trending searches on Wiki Soomaali:

FaransiiskaGidaarka ShiinahaUNESCOKiristiyano RonaldoJubbada DhexeSanaagHuriwaaXarafMarinka GardafuulSoomaalidaUrdunBeer gadiidReer-DarawiishSadaam XuseenDoonisBiyo-baxDagaalkii QaboobaaFaransiisCanfarKoonfurKulRuushkaWarsangaliTaariikhda MogadishuManchester City FCDawladda federaalka SoomaaliyaBeledweyneHaaydarojiinDaawoIstanbuulJanaaleMakkaImaaraatka CarabtaSaakowLoobage2001MiyigaArsenal FCWashitoonCidhifGaaljecelXiman & xeebBaha'iSaldanadii OgaadeenIsku dhisSurre (beel)Geri koombeJiliCeel CaddeAxmed WacdiyowWiilHabdhiska DheefshiidkaLaxanCumar bin KhattabMaxamed gorgaateXeer ciiseCiidanka Qalabka Sida ee SomalilandDhulHogaamiyaha dhabtaaTamarMugDagaalkii xoraynta ogadenKismaayoCanuuniMuqdishoWaroodka HowlwadaagSacad bin mucaadShabeel🡆 More