Jidwaaq

Jidqaad waa absame waa beel ka mid ah afarta walaal ee ilma Absame.

Gaashaanbuur ahaan, waxaa lagu magac-dheereeya beeshan Habr Maqdi, ama Bah Maqdi ama kaliya Maqdi.

Abtirsi

Kuwaas oo kala ah, Jidwaaq Absame Ogaadeen Absame, Weyteen Absame iyo Baalcad Absame. Odeyga Absame curadkiisu wuxuu ahaa Jidwaaq. Wiilashiisa waxaa ugu yaraa Ogaadeen. Laakiin sida muuqata waxaa la yaqaanaa oo qabaailka soomaaliyeed ugu caansan Ogaadeen. Dadka badan kood uma laha aqoob durugsan saddexda ilmo Absame oo inta badan waxaa loo qaataa in ayba ka mid yihiin Ogaadeenka. Jidwaaq waxay ahayd qarni dhaweyd boqortooyo ka arrimisa deegaanka Soomaali galbeed ee imika siyaasad ahaan loo yaqaan Dawlad deegaanka Soomaalida Itoobiya. Beesha Jidwaaq waxaa ka dhashay rag iyo dumar sooyaalka soomaalida ku astatsan, Waxaa ka mid ah Garaad Wiilwaal oo sheekooyinkiisa, murtidiisa ay ku qoran yihiin buugaagta suugaanta iyo dhaqanka soomaaliyeed.

Sidoo kale fiiri

Tixraac

Jidwaaq 
Wiki Commons waxee heysaa war la xiriiro:

Tags:

🔥 Trending searches on Wiki Soomaali:

Aragtida BaytagorasKhalQawGegada Diyaaradaha Las AnodWiil waalKab FerdeQur'aanBiyo-baxSextubeGolaha Amniga Qaramada MidoobayAxmed SiilaanyoRaage CeeleSheekh Ḥaydar (Haydara)Cabdiraxmaan bin CawfDudubleSabuurAbu HurayraLaylkaseJilibShabeelDararwayneBeljimBaaqa Caalamiga ee Xuquuqda AadanahaCuriye kimikoSurre (beel)Sacuudi CarabiyaDowladii DarawiishKaliforniaXamarweyneQaaradahaDagaalkii BederJamhuuriyadda Dimuqraadiga SoomaaliyaIslamCayrReer XaamidBiciideAbuu cabaas alsafaaxLaosSuug (qori)Careys KarsheCismaan CaatoSilcis (beel)VOASomaliCabdiraxmaan TuurCiiseLeefida dabadaLiiska Jaamacaddaha SoomaaliyaOogFaysbuugDagaalkii Dunida KowaadNabi Luud C.S.GuBadhtamaha AfrikaAqoonQuracQoraxMareexaanXoghayeXamaaEimi FukadaCufisjiidadNabi Ibraahiim C.S.Bahabar cabdaleMakayl-DheereAadan DaarDastuurka SoomaaliyaXasan BarsaneDegmooyinka Gobolka BanaadirShiikh Shariif Shiikh AxmedGeeska afrikaHonjo SuzuJoy🡆 More