Dadka Benaadiriga

Reer Benaadir (Af Ingiriis : Benadiri people, Af Carabi : ar‎), sidoo kale loo yaqaano Reer Xamar waa bulsho ka mid ah dadka Soomaalida kuwaasi oo ku dhaqan magaalada Muqdisho, meelo badan oo ka mid ah gobolka Banaadir ee wadanka Soomaaliya.

Benadiri
بناديري
Meelaha ay ku badan yihiin
Dadka Benaadiriga Soomaaliya
Dadka Benaadiriga Yemen
Luqada

Soomaali iyo Carabi

Diinta

Islam

Dadka ay dhalyo wadagaan

Carabta, Persians, Soomaalida

Hordhac

Dadka Soomaalidu waa kuwa ugu badan ee ku dhaqan wadanka Soomaaliya; ayadoo lagu qiyaasay ilaa 85% oo bulshada ahi ineey tahay Soomaali sax ah, halka inta kale ka soo jeedaan meelo kale oo caalamka ah.

Intaasi marka laga yimaado Soomaalidu waxay isku qeybisaa reero iyo qabiilo kuwaasi oo guud ahaan ah 4 beelood.

Bulshada Soomaaliga

Bulshada Soomaaliya waa mashruuc xambaarsan macluumaad badan oo ku saabsan beelaha, reeraha, luuqadaha, tirada bulshada, heerka waxbarasho, caafimaadka, dhaqaalaha, diimaha iyo qodobo kale oo saamayn ku leh bulshada.

Dadka Soomaalida

Dadka Soomaalid waa bulsho ku dhaqan Geeska Afrika; gaar ahaan wadanka Soomaaliya, Jabuuti, deegaano ka tirsan wadanka Itoobiya, deegaano ka mid ah wadanka Kenya iyo meelo badan oo caalamka ah. Dadka Soomaalida ah waxay ka mid yihiin kooxaha Bulshada Soomaaliya; waana dadka ugu badan bulshada ku nool wadanka Soomaaliya. Intaas waxaa dheer, dadka Soomaalidu waxay ku hadlaan Af-Soomaali oo kamid ah luqadaha Kushitiga Faraceeda Afro Aasiya.

Soomaalida waxaa kala qaybiyey gumeysigii qarnigii 19aad, kaas oo ukala qaybsaday 5 qaybood oo kala ah: Talyaani Oo haystay Koofurta Soomaaliya; Ingriiska oo haystay Waqooyiga Soomaaliya (Somaliland); Faransiiska oo haystay Xeebta Soomaaliya (Jabuuti); Itoobiya iyo Ingiriiska oo haystay Soomaali Galbeed (Soomaali galbeed); iyo Kenyaoo haystay deegaanka NFD.

Sidoo kale fiiri

Tixraac

Tags:

Dadka Benaadiriga HordhacDadka Benaadiriga Bulshada SoomaaligaDadka Benaadiriga Dadka SoomaalidaDadka Benaadiriga Sidoo kale fiiriDadka Benaadiriga TixraacDadka BenaadirigaAf CarabiAf IngiriisBanaadirMuqdishoReer XamarSoomaaliSoomaaliya

🔥 Trending searches on Wiki Soomaali:

Gabayada abwaanada hawiyeWikimediaDVDCawramaleMadhibaanCali Cafii Fiqi OmarDarajooyinka Ciidanka SomalilandXVideosHaaruun AlrashiidShawaalDhigahaBeesha Aw saciidLahjadaha Af SoomaaligaSolomadowHodanOgadenYarradCiidanka Qalabka Sida ee SomalilandDhulSurre (beel)MarkaGarreBilahaCabdulaahi bin mascuudMucawiyaGendersheBiyo-baxBu'aaleKismaayoBuulo MareerJagada Madaxwaynaha SomalilandUNESCO2001Kun Habeen Iyo HabeenDhagax2005Muuse BiixiDagaalkii QaboobaaDaahir Rayaale KaahinGoroyo SoomaaliCeel CaddeMacluumaadka TeknolojiyaddaSNMCayr (beel)CaliSheekhaalSanaagKitaabIiraanJiilaalBiyoYugandhaMudugAwoodGeeriTaylor SwiftJamhuriyaddaDayniileFircoonUsaama bin zeydGobolada JabuutiNayjarNuur FanaxAljebraUnugRamadaanLisaKarkaarKiilogaraamBeljimGobolada ItoobiyaSoomaaliland🡆 More