Blake Lively

Blake Ellender Lively (dhashay Agoosto 25, 1987) waa atariisho Mareykan ah, moodeel, agaasime, iyo u doode.

Waxay ku dhalatay Los Angeles, Lively waa gabadha uu dhalay jilaaga Ernie Lively, waxayna ku soo bandhigtay doorkeeda ugu horeysay ee Sandman (1998), ka dib markii ay jishay shaqooyin badan, Lively waxay heshay aqoonsi ah muujinta dorkeeda sida Serena van der Woodsen ee taxanaha telefishanka CW Gossip Girl (2007–2012).

Blake Lively
Blake Lively
Ku dhashayBlake Ellender Brown
(1987-08-25) Agoosto 25, 1987 ( 36jir)
Los Angeles, Kalifornia
NaaneesBlake Reynolds
ShaqadaAtariisho
Sanadaha Shaqada1998–hada
Xaasaska
Ryan Reynolds (g. 2012)
Ilmaha3
Qaraabada
  • Eric Lively
  • Lori Lively
  • Robyn Lively
  • Jason Lively
SaxiixaBlake Lively

Lively waxay guursatay jilaaga Ryan Reynolds, kaasoo ay u dhashay saddex gabdhood.

Tix

Tags:

Los AngelesThe CW

🔥 Trending searches on Wiki Soomaali:

LamadegaanReer BaraaweSoolCabdullahi binu xudeyfa al sahamiyiAfarta xilliLady GagaDocayQaaradahaQoraalWasaaradda Ganacsiga iyo Wershadaha SoomaaliyaSheekh IsxaaqAmeerikada koonfureedDacawoFinlandXasan Sheekh MaxamuudWasaaradda Beeraha SoomaaliyaIslaamSunny LeoneDishiisheBadweynta KoonfuredCabdul-Qadir JilaniMagacyada SoomaaliyeedXasan Aadan SamatarGarsoorka SomalilandAfarta madhabXudun (degmo)Khilaafada IslaamkaTaariikhda SoomaaliyaLiiska magalooyinka ugu dadka badan qaarada africaMuqdishoFilibiinMurursadeAndalusNebi Maxamed c.sGalbeedka AfrikaFilasoofiyadaFilimada galmadaNebi Aadam C.SSaldanadii HobyoHargeysaMagaalada mataanoLaosCusmaan bin CafaanCunto SoomaaliMasarBoqortooyada Soojireenka SoomaaliyaFar SoomaaliWasaaradda Arrimaha Gudaha SoomaaliyaFaaduma rasuulSacmadeeqaJarsoDagaalka OpiumMidowga SofiyetJasiirada QabrusCanuuniXoghayaha Guud Qaramada MidoobaySomalilandIsaaqGacanDagaalkii uxudJaamacada Carabta ka bixitaanHubeerCiidanka Nabadsugida SoomaaliyaWebiyadaWanlaweynNabiyada IslaamkaFiisigisBaddacasDastuurka SoomaaliyaBanaadirMaxamed FadalKalandarka IslaamkaJaamacada CarabtaMaxamed Faarax CaydiidMaxamed CigaalWaraabe🡆 More