Ragxun

Ragxun wuxuu ahaa gobol ee Darawiishtii Diiriye Guure.

Waxaa guutadaas ku jirey Ali Gheri (weliba Caraale mahad) iyo Ogaden. Waxaa abaanduul ka ahaa Jaaamac Boos iyo Baar Xuseen Xandulle. Caraale mahad iyo cali geri waa labadi reer ugubadna darawish aas aaskana u ahaa xiligi ay bilowga ahayd waxaynku jabeen caraale iyo cali geriba daraawish cali geri oo kudhowaad 10kun kaga jirtay iyo caraale oo aan kayaraysanayn ayna kaga jirtay kudhowaad 8kun oodagal yahan geel qaadna ah waxay kudhamaaden dagaaladi darawish wayna kuriiqmen inta marka laga yimaado waxa jira reero kle oobadan kuwaaso kujabay halganki xornimo udirirka sida qayaad iyo cismaan maxmud warsangeli Waxa diiday sicadna uga biyo diidey hagar aadan oo ah walka caraale mahad Waxana jirta oraah caan ah oo aykudhehen reer hagar walaalahod caraale oo ahayd Sii sigayse maso sigaysan ,,

Tags:

🔥 Trending searches on Wiki Soomaali:

HeerkulWebiyadaSoomaalidaCiraaqSaxaafadGoogleHeo Yoo-rimDowladii UmawiyiintaAndalusAsharaafEratareyaEimi FukadaDagaalkii BederTogdheerMustaxiilSiigeysiDoondheereDacawoKhulafadii CabaasiyiintaMadaxweyne ku xigeenka SomalilandDiwaanka CuriyeGoobweynDayniileEray bixinXudurBilyanGalcadQabiilada JubalandSamaaleXasan ganayAddis AbebaMaryamMaxamed TubeecWarshadBoqortooyada MidowdaySoomaaliWabiga JubbaFarshaxan SoomaaliSalmaan AlfaarisiCunto SoomaaliSambabDagaalkii (2006–2009)AadaanQoraalKoonfur GalbeedNabi Yaxye C.S.Beesha DaraawiishSNMBaraaweBurtinleSuugaanFalastiinIswisarlandCeel BuurGusWalaweynHonjo SuzuCafe BerberaTaariikhda SomalilandCeerigaaboKite fiqiSoolAbriilCadaadoCabdullahi binu xudeyfa al sahamiyiWadamada AfrikaDaraawiishBulgaariyaMareexaanKoobka Dunida 2022Liiska Hayadaha Qaramada MidoobaySaciid bin ZeydBurco🡆 More