Dabqaad

Dabqaad, sidoo kale loo yaqaano unsi iyo girgire, waa girgire yar oo loo isticmaalo in lagu shido uunsiga, fooxa, bourtka iyo dhamaan noocyada bukhuurka ee la shido.

      Boga "girgire yare" halkan ayaa laga soo toosiyay.

Noocyo badan oo kala duwan ayaa jira, laakiin kuwa ugu isticmaalka badan waa girgire yar oo qaarkood dhego leh, kuwo kale aan lahayn wax dheg ah, kaasi oo laga sameeyay dhoobo.

Dabqaad
Muuqaalka dabqaadka, aalad caan ka ah deegaanada Soomaaliya iyo Jabuuti

Isticmaalka

Dabqaadka waxaa laga isticmaala dhamaan xaafadaha bulshada Soomaaliyeed, waxayna ka mid tahay dhaqanka dadka Soomaalida.

Samayska

Sida caadiga ah dhamaan girigireha waxaa laga sameeyaa dhoobada oo lagu qasay xooga sibidh ah. Dabqaadka waxaa laga sameeya nooc khaas ah oo dhoobo ah taasi oo laga helo Koonfurta Soomaaliya..

Bulsho weynta Soomaaliyeed ee ku dhaqan wadanada qurbaha waxay aad u codsadaan in loo soo diro dabqaad.


Noocyo kale

Dabqaadka waxaa aad ugu qaab iyo samays dhow girgire loo yaqaano mabkhara, kaasi oo laga isticmaalo gayiga Carabta.

Sidoo kale arag

  • Bukhoor
  • Mabkhara
  • Frankincense

Tixraac

Cadaymo

Tags:

Dabqaad IsticmaalkaDabqaad SamayskaDabqaad Noocyo kaleDabqaad Sidoo kale aragDabqaad TixraacDabqaad CadaymoDabqaadDhooboGirgire

🔥 Trending searches on Wiki Soomaali:

SomalilandHiiraan StateSaldanadii CadalGeeska afrikaHirshabeelle1951JarsoJacaylBoqor NajaashiDegmada HowlwadaagMaxamed Cabdule XasanDoorashada Madaxtinimada Soomaaliya, 2012ItoobiyaMaxamed TubeecMontrealMoobleenLaasqoraySNMXarunta Sare Qaramada MidoobayGaalkacyoSareenSalaajiqada ruumKuliyada Jaalle SiyaadNabi Suleymaan C.S.TogdheerJasiirada QabrusMahadaay WeynDuurjoogta SoomaaliyaCabdiqaadir JubbaQaaradahaMona LisaAxmed Binu XambalGaranuugBaraaweMadiinaHaramcadXarafRomaMaalinta Madaxbanaanida SoomaaliyaZeyd Binu XaarithaImaam Axmed GurayIGADSoqotraCali GureyWikiXuseen Bin Cali Bin Abii DaalibJuqraafiga SoomaaliyaNabi Nuux C.S.SaransoorDhirMaxamed Faarax CaydiidGacanKumbuyuutarCaabudwaaqSoomaaliyaGalbeedka AfrikaDarajooyinka Ciidanka SomalilandBuugGalcadDiwaanka CuriyeMuduloodLiiska magaalooyinka SoomaaliyaSydneyWaraabeOperating systemXayawaanYukraynSaldanadii AjuuraanDigirJamhuuriyadda Dimuqraadiga SoomaaliyaQoraalMaxamed CigaalBidaarDawlada ayuubiyiintaCismaan CaatoQaawanaanta ee filimanta🡆 More