Culeys

Culeyska Waa awooda cuf-jiidashada ee dhulka, waxaana ogaaday aqoonyahakii Isxaaq Niyuton waxaana lagu cadeeyey Buuga lagumagacaabo Philosophiæ Naturalis Principia Mathematica

Culeys
Kala diidka iyo cuf isjiid karaaran.

g Waa Cuf isjiidka

Tusaale ahaan Haddii ay Cufnaanta walaxi tahay 200 Garaam, Cuf isjiidka waxa uu noqonayaa 2 Niyuton oo macnaheedu tahay Culeys ka.

Haddii ay tahay Cufnaanta Walaxi dhulka guudkiis 1000 Garaam oo ah 1kg ,Cuf-jiidka dhulka waxa uu noqonayaa ku dhawaad 10 Niyuton,taa Oo macnaheedu yahay 1kg waa Ku dhawaad 10 Niyuuton.

Cuf isjiidka meerayaasha hawada sare

Jadwalkaan waxa uu kutusayaa xiriirka kadhaxeeya dhulka iyo Meerayaasha kale.

Meerayaasha Bar bardhigga dhulka m/s²
Qoraxda 27,90 274,1
Meerkuri 0,3770 3,703
Waxaraxir 0,9032 8,872
Dhulka 1 (Si loo Qeexo) 9,8226
Bilsha (Dayaxa) 0,1655 1,625
Farraare (marikh) 0,3895 3,728
Cirjeex (cirjir) 2,640 25,93
Raage (Saxal) 1,139 11,19
Uraano 0,917 9,01
Nebtuun 1,148 11,28

Tags:

🔥 Trending searches on Wiki Soomaali:

YurubBocor guduudAbu BakrJagada Madaxwaynaha SomalilandCusmaan gaaziWarshadCarabiSiwaarqoonSoomaalidaMasiixiyadKalandarka IslaamkaCanuuniSamaaleGalbeedka AfrikaMadaxweyneyaashii PuntlandMacluumaadka TeknolojiyaddaXasan Sheekh MaxamuudDowlad HooseAbokor muuseGabayada abwaanada hawiyeSacuudi CarabiyaQabiilada SoomaalidaCiise (qabiil)SaruurDiiwaanka Caasimadaha AfrikaNubian Gold CorporationJamhuuriyadda KongoXasan Aadan SamatarTurkigaXuseen CaydiidXisbiga KulmiyeMucawiyaGuddiga Af SoomaaligaReer-DarawiishMaalinta Madaxbanaanida SomalilandSuxufi IbraahimSuugaanta Reer AlmisHuriwaaAxmed IdaajaaWorld Wide WebDhulAafda tahriibkaYukraynIGADUstareliyaInternetNabadWacbuudhan AbgaalTaariikhda SoomaaliyaBeesha reer maxamed Maxad caseGobolada SoomaaliyaFaraanti galis (far)JarmalUbaxXVideosFircoonCirifka waqooyiMoringa (geed)CimiloNayjeeriyaSoomaali AlifbeetWadamada AfrikaImaam Axmed GurayAbwaanKanaalka SuweysAduunkaDiiwaanka Abwaanada SoomaaliyeedTuwitterMeheriNebalSoomaalilandDillaFalastiin🡆 More