Bort Lois

Bort Lois waa caasimada dalka Mauritius

Bort Lois

Port Louis waa caasimada Mauritius . Waxaa aasaasay Fransiiska sanadkii 1735. Waxaa loogu magac daray boqorkii Faransiiska ee xilligaas Louis XV. Magaaladan oo ku taal xeebta badweynta Afrika (Hindiya). waa magaalada ugu weyn dalka, waxaana ku nool 150 kun oo qof. Port Louis, magaalo deked ah, waxay ku taal gobolka Port Louis ee dalka. Waxaa kaloo magaalada ku yaal garoon diyaaradeed oo caalami ah.




Tags:

Mauritius

🔥 Trending searches on Wiki Soomaali:

HuriwaaQuraanWadanamaha Bari AsiaHuruudBahda Qoraxdu MidaysayCumar DhuuleUrurka Iskaashiga IslaamkaDigaagMaalinta Madaxbanaanida SoomaaliyaDahabIsgaarsiintaSiyaad BarreHiraabYugandhaCilminafsiAikaXasan Sheekh MaxamuudIlaahayJaamacada CarabtaXajXiddigisJuqraafiMasjidul-xaraamXasan Aadan SamatarDiiwaanka Caasimadaha AfrikaBuurhakabaCalanHiiraan StateWoqooyiga AmeerikaKoonfur AfrikaUdeejeenSoomaalilandK-popKiristiyano RonaldoDhulgariirBuuriKenyaDhuxul DhagaxMasagoDameerDagaalkii (2006–2009)Ciidanka Xooga SoomaaliyaDagaalkii Labaad ee AduunkaDhulka CarabtaMooracaseImaam Al BukhaariGolweynCabdiraxmaan bin CawfRuun NirgoodKalandarWardheerSaxaafadXisbiga SYLAduunkaMaxamed FadalWacbuudhan AbgaalBooramaGuruubka 12Elizabeth IIFarta CismaaniyaPuntlandAbella DangerAngolaDhagaxFaransiiskaSaaxilGabayMaxaasGalmoTurkigaSumeerKoonfur SuudaanCumar (saxaaba)🡆 More