Biyo Kulule: Deegaan dalxiiseed & beero

Biyo kulule waa deegaan dalxiis iyo beero ku yaal meel u jirta 5 kilomitir Magaalada Boosaaso.

Biyo kulule waxaa ku yaalla ceelal leh biyo diirimaad badan oo marka lagu dabaasho jirku ka helo faa’iidooyin caafimaad oo tiro badan. Deegaan dalxiiseedkaan wuxuu ka mid yahay meelaha ugu caansan Dalka Soomaaliya ee loo dalxiiso. Tiro badan oo dalxiisayaaal ayaa booqda sanad kasta.

Biyo kulule
Biyo Kulule: Deegaan dalxiiseed & beero
Dalxiisayaal lugaynaya biyo kulule
Meesha ku taalo
WadankaBiyo Kulule: Deegaan dalxiiseed & beero Somalia
Meesha6.5 Km u jirta Boosaso
Macluumaad kale
Gacanta ku hayaDowladda Hoose ee Degmada Boosaaso.

Taariikh

Ceelka iyo beeraha Biyo kulule waxay ka mid yihiin meelaha ugu caansan dalka Soomaaliya ee loo dalxiis tago. Ceelka biyo kulule ka hor intuusan noqon goob dalxiis wuxuu ahaa beero iyo deegaan qurux dabiiciya leh. Xilli hore ayaa la bilaaabay in goobtan loo qaabeeyo goob dalxiis kadib markii la ogaaday inay tahay meel dalxiiska iyo caafimaadka ku wanaagsan. Biyo kulule waxaa aad ugu soo dalxiis iyo caafimaad doonta Soomali badan oo ka yimaada gudaha iyo dibada dalka. Waxaa ka mid ah ceelasha kuwo hoos loogu dego oo aad ugu tegeyso jewi ka duwan kan caadiga ah, Inta badana ceelashaas waxaa loo isticmaalaa daaweynta cuduro badan oo kala duwan iyo u jimcinta jirka.

Tixraac

Tags:

Boosaaso

🔥 Trending searches on Wiki Soomaali:

Badda SoomaaliyeedAkaraHaber AwalShabeellaha DhexeDhulbareWorld Wide WebJamaameMuuse Shiikh IsxaaqCaalamkaDuurjoogta SoomaaliyaAl-GhazaaliLacey DuvalleTigrisDabareXamza bin cabdi mudalibSoomaaliyaQamadiJamhuuriyadda JekSimanahaanshoQardhoXaafada juungalIsuduwaha Waqtiga CaalamigaHaaydarojiinNugaalSilcis (beel)Juqraafiga SoomaaliyaSaraarHeesta qarankaJow BaydenQudusGolaha Wasiirada SomalilandSaldanadii AjuuraanDagaalkii DhufeysyadaImaam Axmed GurayAwstriyaFalastiinGobolada SoomaaliyaAwrtableNabiBeesha hilibi daarandooleIsaaqKacbadaQumbeDalxiiska SomalilandCiyaarta TeeniskaMaahmaahJeon Jong-seoNabi DulkifliBogotaBarasiilAf-SoomaaliAbu HurayraKhulafadii CabaasiyiintaSoomaaliweynCareys KarsheXisbiga Hantiwadaagga SoomaaliyeedXulka Qaranka SoomaaliyaTansaaniyaYaaqshiidIbnu xajar casqalaaniHawiyeSoomaaliDarajooyinka Ciidanka SomalilandInternet ExplorerDiiwaanka Abwaanada SoomaaliyeedXeebSalaada DuhurMadhibaanBaraak ObamaLisaSalaada CasirMaxamed Cabdulaahi MaxamedISO 3166-2Guur🡆 More