Tiro 113

Makaso

waa tuulo xeebeed dhacda bariga gobolka Jubada Dhexe ee dhinaca badweynta Hindiya isla markaana ah Tuulo yar ay ku noolyihin tiro yar qoysas reer miyi ah.

Deegankan waxa loogu magac daray ceel gacmeedka la yiraahdo

waxa degta beesha sheekhaal gaar ahaan jufada Samafale Caagane Lobage.

Kheyraadka

Deegaan xeebeedka wuxuu Alle ku nimceeystay Kheyraad kala duwan sida •

Kallumeysiga •

Dhul Daaqsimeed xoolaha ay daaqi karaan •

Caro gaduud, Caro cad iyo buuro yar yar xeebta ku teedsan dalxiiskana ku haboon. •

iyo wax soo saarka Cusbada

xeebedka waxay qiyaasti bari ka xigtaa xaranka 28km

Deegaanku malahan adeegyada bulshada sida :

Korontada

Ceel biyood Riig ah

Iskuulo Waxbarasho

Goobo caafimaad

Suuq

Tags:

🔥 Trending searches on Wiki Soomaali:

Calanka KhaatumoCilminafsiLiiska magaalooyinka SoomaaliyaDhulbareMaalinta Madaxbanaanida SoomaaliyaGendersheShabeellaha DhexeMuduloodHaaruun AlrashiidHal AbuurSabuurSaxaafadCiidanka Xooga SoomaaliyaMustaxiilJuqraafiMuuse BiixiKhulafadii CabaasiyiintaAadaanArab salahNabi Ibraahiim C.S.Nabi Luud C.S.Cumar (saxaaba)Gabayada abwaanada hawiyeBoqor NajaashiYeeyTiyeegloowMagacyada SoomaaliyeedHarti'''Cabdalla Abokor'''Xasan ganayTurkigaFiyenaSurre (beel)SacmadeeqaWaqooyiga SoomaaliyaWalaweynDagaalkii Labaad ee AduunkaCeelbacadMaxamed TubeecBaydhaboDayaxGoobweynDaraawiishHaber AwalRasuulCunto SoomaaliHodanKenyaQaranAwrtableMarookoSeediAbsameSolomadowSaldanadii AjuuraanIsmaaciil Cumar GeelleMarkabWasaaradda Waxbarashada SoomaaliyaYuusuf AlqardaawiShaydaanCusmaan bin CafaanMaxaasTriboliSoomaaliyaBu'aaleDoondheereAtooreTiirarka IslaamkaBanaadirJarsoGeed TimirOgaadeen (beel)Elizabeth IIXudun (degmo)2004🡆 More