Saalax Naaji

Saalax Qaasim Naaji (Af Carabi : ar‎) waa fanaan weyn oo ku hees Af-Soomaaliga kaasi oo leh suugaan iyo heeso aad u badan.

Heesaha uu qaado fanaankani oo u badan jacayl, wadani, goobaabin, talo-siin, dhiiri-gelin iyo wanaag darteed ayaa Saalax Qaasim sharaf iyo sumcad ku dhex leeyahay Fanka Soomaalida.

Saalax Qaasim Naaji

صالح قاسم ناج
Ku dhashay (1943-05-21) Maajo 21, 1943 ( 80jir)
Muqdisho, Banadir
DegenaanshoLondon, England, Boqortooyada Ingiriiska
QoomiyadaSoomaali
ShaqadaHeesaa, Fanaan, laxamiiste, jilaa
Sanadaha Shaqada1963kii-2000
Ka tirsanHobolada Waaberi (1970-1998)
Shaqooyinka ugu muhiimsanHeeso wadani, heeso jacayl, qasaa'id
Magaalada ka soo jeedoXamar, Banadir
DiintaSunni Islaam

Sidoo kale fiiri

Xigasho

Tags:

Af CarabiAf-SoomaaliFanaanFanka SoomaalidaHeesSuugaan

🔥 Trending searches on Wiki Soomaali:

Wabiga ShabeelleLiiska magaalooyinka SoomaaliyaSenegaalBerberaYurubSawirDhaga yare (geed)MeksikoSheekhaalXisbiga SYLMajeerteenBooramaCumar DhuuleInternetShawwalBalwoXarafMasarBoosaasoXasan GaashireedleXoghayaha Guud Qaramada MidoobayCiidanka Qalabka Sida ee SomalilandDhulWiki CommonsTiirarka IslaamkaMaahmaahRa'iisul wasaarayaashii SoomaaliyaMarinka GardafuulHartiMitirFarshaxan SoomaaliShiinahaGobolada MidoobaySiyaad BarreIngiriiskaXamaaratoMaxamed CigaalItoobiyaMadagaskarKhilaafada RaashidiintaDayniileDhirBarasiilCilmi BoodhariBuulo MareerXeer ciiseAbyooneFircoonCamar bin caasMalaysiyaKismaayoDoorashada Madaxtinimada Soomaaliya, 2012Axmed WacdiyowAtomGabayXeerarka tajwiidka Qur’aankaShirkadaha ugu waaweyn SoomaaliyaXididRuun NirgoodQabiilka eyloReer-DarawiishKiristiyano RonaldoWadamada AfrikaKiilogaraamTuwitterUrdunCasuus (midab)Masjid al-AqsaDadka CadMisirKiilomitirGarooweLuwandaSkotland🡆 More