Sheikh Mukhtar Mohamed Hussein Wuxu Dhashay Taarikhda Markey Ehed (1912) Sheekh Mukhtaar wuxu Ahaa Gudoomiyaha Barlamaanka Kadibna Wuxu Noqday Madaxwanaha Dalka Tarikhda markey Ehed 1969 Wuxuna Xilka Madaxtinimada Hayey Hal Isbuuc Intaaso Uu Ku Simayey Qofka Dib Lo Doran Doono.
Sheekh mukhtar Wuxu U Dhashay Qabiilka "Hadame" Oo Ah Qabilka ugu badan Beesha Raxwayn Bartahama Xudur Gobolka Bakool
Xaaji Mukhtaar wuxuu ahaa madaxweynihii sadexaad oo ey yeelato dalka jamhuuriyada Soomaaliyeed. Wuxuuna qabtay jagadaan intii u dhaxaysay 15/10/1969 illaa 21/10/1969 kadib markii dil loo geystay madaxweynihii ka horeeyey ee C/rashiid Cali Sharmaarke. Xaaji Mukhtaar isagoo booska madaxweynaha buuxiyey ayaa waxaa dalka ka dhacay inqilaab oo ey soo abaabuleen ciidamadii qalabka sida. Wixii intaas ka dambeeyey, Xaaji Mukhtaar wuxuu noloshaddiisa ku dhameystiray hoygiisa ku yaal degmada Afgooye.
Xaaji Mukhtaar waxyaabihii laga xasuusto waxaa kamid ah, bilaabinta dooda baarlamaanka oo ku saabsanaa doorasho cusub iyo wanaajinta xiriiriyaha siyaasiyiinta Soomaaliyeed.
This article uses material from the Wikipedia Soomaali article Mukhtar Hussein, which is released under the Creative Commons Attribution-ShareAlike 3.0 license ("CC BY-SA 3.0"); additional terms may apply (view authors). Content is available under CC BY-SA 4.0 unless otherwise noted. Images, videos and audio are available under their respective licenses.
®Wikipedia is a registered trademark of the Wiki Foundation, Inc. Wiki Soomaali (DUHOCTRUNGQUOC.VN) is an independent company and has no affiliation with Wiki Foundation.