Mahadaay Weyn

Mahadaay Weyn waa degmo ku taalo gobolka shabeelaha Dhexe, waxeyna qiyaastii 17 km ka xigta dhinaca waqooyi galbeed caasimada Gobolka Shabeellaha Dhexe ee Jowhar.

Degmada oo caan ku ah magaca Mahadaay Weyn waxaa dhanka qorax u dhaca ka mara Wabiga Shabeelle. Sidaas daraadeed shacabka ku nool magaalada waxay caan ku yihiin beer falashada iyo dhaqashada xoolaha sida lo'da iyo ariga. Mahadaay Weyn waxaa ku dhashay Mdaxweyne Sh Shariif oo Lagu doortay Shirkii Jabuuti , Degmada Mahadaay Weyn waxaa hoos yimaada tuulooyin ay ka mid yihiin [[Buurfuule, Miirtaqwe, Shaan, Oombaale, Cil foldhere Xudur ciise Diinlaawe,iyo biyo cade.

Warshadaha Mahadaay waqtiga la aas aasay

Gobolka shabeelaha dhexe wuxuu lahaan jiray warshado badan, waxaana ka mid ah warshadaha waaweyn ee caan ka ahaan jiray sida warshada sonkorta oo kutaal caasimada gobolka ee Jowhar

iyo weliba Warshaddii hubka fudud iyo Rasaasta ee Dowlaadii Kacaanka ka haqabtiri jirtey baahida ciidanku u qabo rasaasta iyo hubka fudud.

Tags:

DegmoJowharShabeelaha DhexeShabeellaha DhexeWabiga Shabeelle

🔥 Trending searches on Wiki Soomaali:

Dayax GacmeedMia KhalifaIsbaniaKitaabMasiixiyadSaambiyaBoqortooyada Soojireenka SoomaaliyaFurashada makkaHibo NuuraDagaalkii xoraynta ogadenIsgaarsiintaGoogleCiid al-AdxaaJilibXarafKoonfur AfrikaBurcoTixAqalka Madaxtooyada SoomaaliyaKabanWabiga JubbaBahda Qoraxdu MidaysayBuurhakabaBogga HoreDabajeex (qori)BlackpinkBaydhaboXafada daha baardheereMoringa (geed)Maxamed CigaalBooramaDagaalkii ciraaq iyo iiraanDurbaanBiyoBiyo-baxJubada SareCilmi BoodhariHeerkulGar adagWarshadJibriil YoonisImaamu ShaaficiBaayXiriirka Turkiga-SoomaaliyaReer Aw XassanBiciideKeenisyoLiiska magaalooyinka Soomaaliya dadka ku noolWadamada AfrikaSuxufi IbraahimWabiga NiilXasuuqii IsaaqCasuus (midab)Liiska Xubnaha Baarlamaanka Federaalka ee SoomaaliyaDhismeNabiyada iyo Rususha Qur'aanka lagu sheegayCabdiqaasim SalaadCalanka cirdhowLiiska Hayadaha Qaramada MidoobayQabyaaladaHaber AwalCeel CaddeMucawiyaWarsangaliHirshabeelleXayawaanDawladii CabaasiyiintaIsaaqCuntoAbwaan1991🡆 More