Aishwarya Rai Bachchan: Atariisho Hindi, moodel iyo Marwada Adduunka 1994

Aishwarya Rai Bachchan (née Rai; dhashay 1 Nofeembar 1973) waa atariisho Hindi ah iyo ku guulaysta Marwada Adduunka 1994.

Waxay caan ku tahay shaqadeeda aflaamta Hindi iyo Tamil, waa mid kamid ah shaqsiyaadka ugu caansan iyo kuwa ugu caansan gudaha Hindiya xili ay ku guuleesatay xirfada atirishada. Rai wuu guuleystay abaal-marinno badan, oo ay ku jiraan laba abaal-marin oo Filmfare ah, waaxa lagu sharfay Padma Shri ee dawladda Hindiya sannadkii 2009 iyo Ordre des Arts et des Lettres ee dawladda Faransiiska sannadkii 2012. Marar badan ayaa lagu sheegay warbaahinta inay tahay "haweeneyda ugu quruxda badan adduunka".

Aishwarya Rai Bachchan
Aishwarya Rai Bachchan: Atariisho Hindi, moodel iyo Marwada Adduunka 1994
Rai Bachchan ee 2017
Ku dhashayAishwarya Rai
(1973-11-01) Nofeembar 1, 1973 ( 50jir)
Mangalore, Karnataka, Hindiya
Shaqada
Sanadaha Shaqada1991–hada
CiwaanMarwada Adduunka 1994
Xaasaska
Abhishek Bachchan (g. 2007)
Ilmaha1
QoyskaQoyska Bachchan
Honours
  • Padma Shri (2009)
  • Ordre des Arts et des Lettres (2012)
SaxiixaAishwarya Rai Bachchan: Atariisho Hindi, moodel iyo Marwada Adduunka 1994



Tix

Tags:

Abaalmarinta FilmfareBollywoodHindiya

🔥 Trending searches on Wiki Soomaali:

MadagaskarQabyaaladaQudusHindiyaShiribXamarweyneCelcadeBakoolBadweynta AtlaantikDimoqraadiDooroDileita Maxamed DileitaDastuurMurtiXasan Sheekh MuminDawladii CabaasiyiintaIsraaiilIsaaqHonjo SuzuSaldanadii AjuuraanBerberaMurursadeGobolada MidoobayXawaadleYemenCanabAl-ShabaabLiiska Jaamacaddaha SoomaaliyaAbella DangerQabiilAndalusAf IngiriisKhadiijoMicrosoft WindowsSalmaan AlfaarisiCiidanka Cirka SoomaaliyaSheeko SoomaaliWabiga ShabeelleMagacyada SoomaaliyeedCeeldheerZubeyr bin Cawaam R.CBurundiRuwandaGaalkacyoAf-SoomaaliMadiina Al-munawaraSeediHirshabeelleSaliid MacsaroOlivia RodrigoHaber AwalHorumarXulbadKaaraanDhismaha websitekaMarkaHeerkulGoronyoNebi Aadam C.SBaaqa shuucigaMuuse Shiikh IsxaaqAqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka SoomaaliyaDhigahaBakistaanQamadiTaariikhda Qaramada MidoobayTaariikhda SomalilandWardheerSilcis (beel)SonkorLacagHuruudGeri koombeDastuurka Soomaaliya🡆 More