Bangaladhesh

Bangaladhesh (Bengali: বাংলাদেশ; Af Carabi : ar‎) sida dowliga ah loo yaqaano Jamhuuriyadda shacabka Bangaladhesh waa wadan ku yaalo Koonfurta Aasiya.

wadanka markiisa hore waxaa ladhihi jiray Baribakistaan waxii kahoreeyay 1971. wadanka waxoo xuduud la leeyahay, wadanka Hindiya oo ka xigta galbeedka,waqooyiga iyo bariga, wadanka Burma waxoo ka xigaa bariga, koonfuta neh waxaa ka xiga Badweynta Hindiya.

Jamhuuriyadda shacabka Bangaladhesh
বাংলাদেশ
Bangaladhesh
Heesta qaranka: "Amar Sonar Bangla" (Af-Bangladesh)
"My Golden Bengal"


March: "Notuner Gaan"
"The Song of Youth"
  • Government Seal of Bangladesh

  • Seal of the Government of Bangladesh
Bangaladhesh
Location of Bangaladhesh
Magaalo madax
Waa Magaalada ugu balaaran
Dhaka
Luqadaha rasmiga ah Bengali
Qaybaha qoomiyedaha (2011)
  • 98% Bengalis
Dadka Bangladeshi
Xukunka Unitary parliamentary republic
 -  President Abdul Hamid
 -  Prime Minister Sheikh Hasina
 -  House Speaker Shirin Chaudhury
 -  Chief Justice Syed Mahmud Hossain
Sharci dejinta Jatiya Sangsad
Formation and independence
 -  East Bengal 14 August 1947 
 -  East Pakistan 14 October 1955 
 -  Independence 26 March 1971 
 -  Recognized 16 December 1971 
 -  Constitution 4 November 1972 
Baaxad
 -  Guud ahaan 147,570 km2 (92nd)
56,992.54 sq mi 
 -  Biyo (%) 6.4
Tirada dadka
 -  2021 qiyaasta 169,356,251 (8th)
 -  2011 Tirakoob 149,772,364 (8th)
 -  Mugga Dadka 1,106/km2 (10th)
2,864.5/sq mi
Wax soo saar (PPP) 2018 qiyaastii
 -  Guud ahaan $751.949 billion (31st)
 -  Qof qof $4,561 (139th)
Wax soo saar (Iskaga magacaaban) 2018 estimate
 -  Guud ahaan $357.817 billion (43rd)
 -  Calaa qof $1,754 (148th)
Qaybsiga (2010)32.1 (medium)
Kobaca (2015)Management:favri limited liability company Location:muqdisho somali 0.579 (medium / 139aad)
Lacagta Taka () (BDT)
Waqtiga BST (UTC+6)
Taariikhda
  • dd-mm-yyyy
  • BS দদ-মম-বববব (CE−594)
Wadista Baabuurta left
Thiinada telka +880
Furaha Internetka .bd
.বাংলা
Website
bangladesh.gov.bd
Bangaladhesh
Bangaladhesh
Bangaladhesh

Bangladhesh waxa ay xoriyada ka qaadatay dalka Bakistaan sanadku markuu aha 1971, ka dib dagaal dheer oo ay wadeen kooxda goolwadayaasha Bangladhesh.

Bangladhesh waa wadan dhaqaale ahaan aad u liita waxaa jira dadyoow ka soo jeeda wadankan oo ku firdhamay aduunka. Dalka Jamhuuriyada Bangladhesh waxa uu kamid yahay dalalka ku yaala qaarada Asiya waxana uu xuduud la wadaaga dalalka ay kamid yihiin Hindiya, Burma iyo Nabal. Dhinaca koonfureedna waxa uu xuuduud kala wadaaga Badwaynta Hindiya. Waana mid kamid ah wadamada la yidhaa koonfur bari Asiya.Caasimadda dalka Bangladhesh waxa la yidhaa Dhaka.


Bedda

Dhulka uu ku fadhiyo dalka Bangaladhesh waa 55,598.71 oo (mayl laba jibaaran) una dhiganta 144,000.00 oo (kiilimirir laba jibaaran). Bangaladhesh waxa uu ku dhowyahay bedka gobolka (Wisconsin) ee dalka Maraykanka.

Dadka

Dadka reer Bangaladhesh waxa ay tiradoodu kor u dhaafataa 163-milyan oo ruux, waana tirakbookii laqaaday sanadkii 2017-kii.

Afka

Luuqadaha lagaga hadlo dalka waxa ugu horeysa luuqada maxaliga ah ee Bangla waxana soo raacda luuqada ingiiska oo ah afka dalkii gacanta ku hayay Bangaladhesh xiligii gumaysiga. Diinta:Diimaha laga aaminsan yahay gudaha dalka Bangaladhesh waxa ugu badan dadka haysta diinta Islaamka oo gaadhaya 83%, halka diinta Hinduugu ay dadka haystaa gaadhaan boqolkiiba 16%, dadka soo hadhayna waxa ay hasytaan diimo kale. Cimriga: Rajada nolosha ee dadka ku dhaqan dalka Bangaladhesh ayaa waxa ay celcilis ahaan gaadhaan 60-sano oo ragg iyo dumarba ah.

Dawlada

Dawladda dalka Bangaladhesh waa dowlad Baarlamaani ah (parliamentary democracy). Lacagta: Lacagta laga isticmaalo dalka waxa la yidhaa taka (Tk).

Warshadaha

Dalka Jamhuuriyada Bangaladhesh waxa uu hodan ku yahay warshadaha waxana kamid ah waxayaabaha ay soo saaraan warshadadaha ku yaal Bangaladhesh, dharka, waraaqaaha, sonkorta, cudbiga, sibidhka, laydhka iyo qayb kamid ah Technolig-yada.

Magaloka

Bangaladhesh 
Vista de Dhaka.
Bangaladhesh 
Bangaladhesh 
Bangaladhesh 

beeraha waxa si balaadhan looga beeraa midho badan oo uu ugu horeeyo geedka caanka ka ah qaarada Eshiya ee Bariiska. Waxa kale oo ka baxa beeraha dalka Bangaladhesh Shaaha, Qamadiga, Sonkor- khaanka, Tubaakada, khudrada, iyo saliida.

Xoolaha

waxa laga dhaqdaa dalka Bangaladhesh xoolo kala duwan waxana jira goobo lagu xaananeeyo digaaga. Dhulka la istimcaalo ee dalka Bangaladhesh waa boqolkiiba 73% kamid ah cabirka guud ee dalka.

Khayraadka

Khayraadka dabiiciga ah ee Bangaladhesh Gaaska dabiiciga ah, Geedka timber-ka iyo dhuxul dhagaxda.

Xubinka Tahay






Waddnamha Degaan Bangaladhesh





Sido kale fiiri

Tags:

Bangaladhesh BeddaBangaladhesh DadkaBangaladhesh AfkaBangaladhesh DawladaBangaladhesh WarshadahaBangaladhesh MagalokaBangaladhesh XoolahaBangaladhesh KhayraadkaBangaladhesh Xubinka TahayBangaladhesh Waddnamha Degaan Bangaladhesh Sido kale fiiriBangaladheshAf CarabiBadweynta HindiyaBariBengaliBurmaGalbeedHindiyaKoonfurWaqooyi

🔥 Trending searches on Wiki Soomaali:

Aadan DaarMasjidka NabigaEimi FukadaBulshada SoomaaliyaIsgaadhsiinta SomalilandDastuurGalmada dabadaBoqor Mayow Xuseen Abow Aala-sheekhFurashada makkaGabayDhagaxMadiinaWashitoonSSC-Khatumo stateSaldanadii CadalSuug (qori)SanaagImaamu ShaaficiLacey DuvalleWaxaraxirKenyaDowladii UmawiyiintaCarmoMudugDhoobleySheeko SoomaaliCaafimaadDhulbareJirriibanMucaad Bin JabalISO 4217LaylkaseQamadiGaarisaCumar bin cabdi caziizQabiilada SoomaalidaDhulImaam Al BukhaariCeli mareexaanIleysXaliima MagoolWabiga ShabeelleEk Paheli LeelaBerberaGarasbaaleeyXikmada Nolosha iyo FarxadaSheekh IsxaaqDishiisheFilimada qooq-kobcintaGooryaankaMuslimHabar YoonisDaaroodMidowga YurubCawramaleHeerkulBocor guduudAngela WhiteQaamuusNabi Muuse C.S.Cabdiqaasim SalaadDhaga yare (geed)Jabuuti (magaalo)Abu HurayraKuruweshiyaLoolFanka SoomaalidaSaynisBariga DhexeXawaadleXeerMaahmaah Xarafka A🡆 More