Denimarki

Denmark waa wadan ku yaalo Skandinafiyen ee woqooyiga qaarada yurub.

Denmark iyo gobolada ee maamusho Griinland iyo Jasiiradaha Feroe waxaa la isku dhahaa Boqortooyada Denmark. Wadanka denmark wuxuu xuduud la leeyahay wadanka Jarmalka oo ka xiga koonfurta, waxaana ku wareegan bado kala duwan oo ah Badda Woqooyi, Skajirak iyo Kattegat,waxeena ka xigaan Galbeedka,Woqooyiga iyo Bariga.Danmark waxee ka koobantahay jasiirada Yulland iyo 406 jasiirado yar yar ah iyo kuwo waaweyn.Wadanka denmark waxaa la degenaan jiray 100,000 oo sano.intii lagu jiray Qarnigii Wikinka,shacabka danishka waxee aad u daneen jireen lakulanka caalamka. waxaana ka mid ah Madnimadii Kalamar iyo kuwo badan.Renaysans micnaheeda waxoo ahaa isbedel weyn oo kadhacay wadanka denmark, waa markii ee bilaabatay Isbedelkii Brotestantiga.Dastuurka danishka waxaa la saxiixay 5 Luuliyo 1849.waa markii oo bilaawday xukumada dimuqraadiga.Wadanka jarmalka waxoo denmark qabsaday Dagaalkii Labaad ee Aduunka, marka oo dagaalka dhamaaday denmark wee ka xoroowday.Markaas kadib wadanka waxuu ku biiray Neto kadibna Midowga Yurub.Wadanka waxuu qaxootiga badan soo galeen sanadihii u dhaxeeyay 1980meeyadii iyo 90kii.Maantana waxaa lagu eedeeyay sawiradii nabi maxamed (CSW) oo mudahaaraadyo badan luxay muslimiinta caalamka.Shacabka danishka waa dad isku dhaxjiro oo ka kooban qoomiyada danishka iyo qaxootiga,waxaana wadanka degan 5,5 miliyan oo qoys.

Boqortooyada Denmark
Kongeriget Danmark
Dannebrog
Hal ku dheg: (royal)
  • "Guds hjælp, Folkets kærlighed, Danmarks styrke"
  • "God's Help, the People's Love, Denmark's Strength"
Heesta qaranka: 
"Der er et yndigt land"
"There is a lovely country"
Heesta qaranka: 
"Kong Christian stod ved højen mast"
"King Christian stood by the lofty mast"
Location of Denmark[lower-alpha 2] (dark green) – in Europe (green & dark grey) – in the European Union (green)  –  [Legend]
Location of Denmark (dark green)

– in Europe (green & dark grey)
– in the European Union (green)  –  [Legend]

Location of Denmark (dark green)

– in Europe (green & dark grey)
– in the European Union (green)  –  [Legend]

Dark green: Greenland, the Faroe Islands (circled) and Denmark.
Dark green: Greenland, the Faroe Islands (circled) and Denmark.
Dark green: Greenland, the Faroe Islands (circled) and Denmark.
Magaalo madax
Waa Magaalada ugu balaaran
Denimarki Copenhagen
55°43′N 12°34′E / 55.717°N 12.567°E / 55.717; 12.567
Luqadaha rasmiga ah Danish
Luqadaha laga aqoonsanyahay aduunka
  • Faroese
  • Greenlandic
  • German
Dadka
  • Danish
  • Dane
Xukunka Unitary parliamentary constitutional monarchy
 -  Monarch Frederik X
 -  Prime Minister Lars Løkke Rasmussen
 -  Speaker of the Folketing Pia Kjaersgaard
Sharci dejinta Folketing
Consolidation 8th century
Baaxad
 -  Denmark 42,915.7 km2 (133rd)
16,562.1 sq mi 
 -  Greenland 2,166,086 km2 (836,330 sq mi)
Tirada dadka
 -  Jan 2012 qiyaasta 5,580,413 (111th)
 -  Mugga Dadka (Denmark) 130/km2
336.7/sq mi
Wax soo saar (PPP) 2012 qiyaastii
 -  Guud ahaan $210.147 billion (52nd)
 -  Qof qof $37,657 (20th)
Qaybsiga (2009)24.7 (low / 1st)
Kobaca (2013)Management:favri limited liability company Location:muqdisho somali 0.901 (very high / 15th)
Lacagta Danish krone (DKK)
Waqtiga CET (UTC+1)
 -  Xagaa (DST) CEST (UTC+2)
Wadista Baabuurta right
Thiinada telka +45
Furaha Internetka .dk


Luqada danishka waa luqada rasmiga oo looga hadlo.wadanka Denmark waa wadan Dastuur monarki ah.Raiisul wasaaraha wadanka waa madaxa sare,Baarlamaankana waa xukun dejin.Wadanka waxuu leeyahay 5 gobol iyo 98maamulayaasha degmooyinka.Denmark waa wadan taajir ah dhamaan shacabka ku nool waa dad waxbartay shaqeestana.

Taariikh

magacaabida magaca denmark waxaa loola jeedaa "Beeraleyda Danishka". taariikhda danmark waxee ka horeysay Qarnigii Dhagaxa, waxeena taariikhda u badantahay qarnigii dhaxa.Denmark waxaa laga helay alaab la isticmaali jiray 100,000 oo sano kahor, xiligii barafka. waxaana laga sameeyay dhagax la qoray.


Tixraac



Dalalka Yurub Denimarki 
Albania • Andorra • Armania • Aserbiijaan • Awstriya • Belarus • Beljim • Boland • Midowga Boqortooyada • Bortuqaal • Bosniya • Bulgaria • Denmark • Estoniya • Faatikan • Faransiiska • Finland • Giriig • Holland • Hungaria • Isbania • Islofaakiya • Isloveeniya • Iswisarland • Iswiidhan • Jarmalka • Joorjiya • Kosofo • Kroatia • Latfiya • Liechtenstein • Lithuaniya • Luksemburg • Makedonia • Malta • Monako • Montenegro • Norway • Romania • Ruushka • San Marino • Serbia • Talyaaniga • Jamhuuriyadda Tashik • Turki

Tags:

BadBariBoqortooyoDagaalkii Labaad ee AduunkaGalbeedGriinlandJarmalkaJasiiradSkandinafiyenWoqooyiYurub

🔥 Trending searches on Wiki Soomaali:

XagaaIsbaniaSagaaroGaalkacyoMadhibaanBeesha Bahsanbuur2001XasanMurursadeLiiska magalooyinka ugu dadka badan qaarada africaBeerBegediWabiga JubbaDhaga yare (geed)WanlaweynFarta CismaaniyaNabi HuudUrurka Iskaashiga IslaamkaBartireKalandarka IslaamkaUstareliyaRaage CeeleCabdiqaasim SalaadKalandarka MiilaadigaEimi FukadaCeelbacadJuqraafiDabiicigaLekhtanishtaynWarbixin SoomaaliyaHeesta qarankaSuugaanHaaruun Alrashiid2024LaxanGobolada MidoobayCaruurta Nebi MuxamedTalyaanigaKacbadaKismaayoSeattleLixleeyAxmed SiilaanyoSoomaalilandDastuurCasuus (midab)Muuse AbokorQajaarXasan BarsaneUSCAqoonWax ka bedelkaXayawaanJowharCusmaan bin CafaanKulBoqortooyada MidowdayHal AbuurGobolada SoomaaliyaAntoine GodetSurre (beel)Bariga AfrikaBeesha Aw saciidLibaaxBuuhoodleXasan Aadan SamatarCadaadoWabiga Niil'''Cabdalla Abokor'''FalastiinDagaalkii Labaad ee Aduunka🡆 More