Napoleon Bonaparte

Naabulyoon Bonabaarte (Af Faransiis; Napoléon Bonaparte) Magaciisa boqortooyana Naabulyoon I (Af Faransiis; Napoléon Ier) Waa hogaamiye ciidan Faransiis ahaa asalkiisana talyaani ah, kaas oo caan noqday intii lagu jiray kacdoonkii Faransiiska, wuxuu xukumay Faransiiska asigoo ku magacaaban qunsulka koowaad 1799-1804 ka dibna imbiraadoor 1804-1814 mar labaad 1815.

Naabulyoon wuxuu u horseeday Faransiiska guulo waaweyn oo ka gaaray dawladaha yurub ee u Midoobay horistaagiisa, waxa uuna dhisay imbiraadooriyad weyn oo qabsatay badanaa qaarada yurub ilaa sanadkii 1815 markaas oo dhacday kalana furfurantay .

Napoleon Bonaparte
Napoleon Bonaparte (1801)

Nabulyoon wuxuu ku dhashay jasiirada koorsiikaa 15 agoosto 1769, Sint-Helena ayuuna ku dhintay 5 may 1821). Waxaana loo arkaa mid ka mid ah taliyayaashii milatari ee ugu weynaa taariikhda. Dagaalladiisa iyo ololihiisa waxa daraaseeya ciidamada adduunka oo dhan.

Noloshiisa hore

Xukunkiisa Faransiiska

Dhamaadkiisa

Xaasaskiis iyo ilmihiisa

Shaqsiyadiisa

Dhaxalka

Sidoo kale fiiri

Xigasho

Tags:

Napoleon Bonaparte Noloshiisa horeNapoleon Bonaparte Xukunkiisa FaransiiskaNapoleon Bonaparte DhamaadkiisaNapoleon Bonaparte Xaasaskiis iyo ilmihiisaNapoleon Bonaparte ShaqsiyadiisaNapoleon Bonaparte DhaxalkaNapoleon Bonaparte Sidoo kale fiiriNapoleon Bonaparte XigashoNapoleon BonaparteAf-FaransiisFaransiiska

🔥 Trending searches on Wiki Soomaali:

Biyo-baxMaaliMareexaanFaadumo MaandeeqAqoonMatabaanMaxamed FadalJabhadda Wadaniga Xoreynta Ogaadeenya)Indho yarWiilXasan BarsaneDimoqraadiCufisjiidadBarbarooleIndunisiyaSharciGelediWikipedia SoomaaligaRuwandaDib QalloocAfarta jihoYarradCiiseOl Olaha Horumarinta Reer MiyigaMaxamed Cabdule XasanInqilaabkii 1969-kiiMacluumaadka TeknolojiyaddaMidowga AfrikaMakaahiilAf-maldaha1969Wasaaradda Gaashaandhigga SoomaaliyaCumar (saxaaba)Buulo MareerUNESCOReer-DarawiishCaabudwaaqMatxafka Qaranka SomalilandKiin JaamacGubtaSilcis (beel)Cilmi BaarisReer Aw XassanMadaxwaynaha SoomaaliyaKinsi Xaaji AadanDhuusamareebMucawiyaDaaroodSacad bin mucaadRoobQabiilka eyloCeelBaarliinDadka MadoowBoosaasoMasjid al-AqsaKoonfur KuuriyaSuugaanQolfoofta DadkaBadda SoomaaliyeedDayax gacmeedEimi FukadaMagacMarkaAf-IngiriisiMisirDegoodiKameroon🡆 More