Xasan Abtow

Xasan Geedi Abtow (dhashay 1856- dhintay 1926) Waxa uu ka mid ahaa nabaddoonadii gumeysiga si toos ah uga hor yimid, oo diidanaa fekrada badan oo ay wateen, ayada oo dadka qaar ay ku dagaallameen Hub, Suugaan, dhaqaale, feker diineed ayaa Nabaddoon Xasan waxa uu ku dagaallamay Garaad iyo Maskax si caqliyeysan.

Waxa uu ahaa nin Ilaaliya dhaqanka soomaalida, waxa uu xiran jiray dharkii ahaa labada go’ ee dadka deegaanka dhaqanka u aheyd.

waxaa uu ahaa hogaamiye, aftahan iyo dad yaqaan aad looga yaqaan koonfurta Soomaaliya gaar ahaan gobolada ku dhow dhow Banaadirtii hore (Mogadishu, Shabeelaha Dhexe, Shabeelaha Hoose iyo Galgaduud.

Tixraac

Tags:

🔥 Trending searches on Wiki Soomaali:

Aw-badeedka MaldiifDhooboMuuse Shiikh IsxaaqMUUSE ISMACIILBooramaIsmaaciil Cumar GeelleISO 3166GalbarwaaqoJuqraafiQabiilada SoomaalidaDimishiqCiidanka Booliska SomalilandSuugaanAfdhere JamaSheeko SoomaaliYukraynCiraaqShaqo la'aanIslofaakiyaSoomaaliToljecleAbuu Dar AlghafaariWikipedia SoomaaligaMadiinaQarniCilmiga bulshadaDhigHobyoHawiyeWikimediaAbsameReer-DarawiishLiiska magaalooyinka SoomaaliyaDhulbareWorld Wide WebLahjadaha Af SoomaaligaQatarWaaberiBogga HoreSSC-Khatumo stateMarkaWabiga JubbaWardheerMaskaxNew York26 AbriilWoqooyiga AmeerikaAf-RomaniCayr (beel)KacbadaShabeel-naagoodSaylacMasaajidDharkeenleeyJoorjiya (wadan)GuurGaaljecelDhishiike (qori)2023XeebjireManchester City FCJilibAf-IngiriisiAl-FaatixaGelediSurre (beel)IndunisiyaDhulka Talyaaniga ee SoomaaliyaAikaReeryoonis29 Diseembar🡆 More