Waxaa dega magaalada beelaha Reeryoonis sida looge maxamed , allamagan maxamediyo caafibaale
waridaad waridad ورإضاض | |
---|---|
Magaalo | |
Country | khaire hasan kx |
Deegaanka | Saraar |
Degmo | waridaad |
Jama Awad Ali indhadero | 1950 |
Dowlada | |
• Duqa-magaalada | Eng Abdirisaq saleban gaaz |
Joogga | 0 m (0 ft) |
Tirada dadka | |
• Dhammaan | 31,382 |
Aag saacadeed | UTC+3 (EAT) |
Furaha | +252 63 |
Cimilo | BWh |
Waridaad (waridad. waridaad (Af Soomaali : waridaad, Af Carabi : ar Waridaad' waa magaalada kala badha ama aan idhaahdo waa xundhurta waxaan mara jidka wadada ceerigaabo, Ee Jamhuriyada, somaliland gaar ahaana waxa ay ka tirsantahay gobolka saraar waxaanay ku taalaa magaaladu degaan qurxoon waxa ay ka mid tahay magaalooyinka taariikhda wayn ku leh wadanka somaliland wakhtigii dowladihii hore ee wixii Soomaaliya laysku odhan jiray waxay ahaan jirtay (beel daajiso)iminkase waa degmo buuxda waana degmda ugu deegaanka balaadhan Somaliland waxaa hoos yimaada oo ay xukuntaa in ka badan 50 tuulo waxa ku nool dad lagu qiyaaso ilaa 30.000 oo qof waxa ay aad uga duwantahay degmooyin badan waayo waxa ay koobsataa oo ay u dhaxaysaa buuraha iyo banaanka, xoolaha iyo beeraha taariikhdeeda waxaa kamida wakhtiyadii aan la hirgelin qorista farta afka somaliga ee wax lagu qoran jiray carabiga iyo ingriisida warqad laga dirayay waridaad kuna qorayd afka carabiga loona dirayay dabagoroyaale ayaa lagu bilaabayay sidan " min khabari nacjah ilaa diisinaciim" oo macneheedu yahay kasocoto waridaad ku socoto dabagoroyaale,waxaan odhan karaa qofka markaa warqada qorayay wuxuu turjumayay magaalooyinkan magacyadooda oo noqonaya "war-idaad" bimacnalkelima warkii idaha iyo diis-naciim oo iyana noqonaysa dabagorayaale bimacnal kelimah dabadii gorayada, magaaladani waxay dhacdaa degaan aad u istiraatiiji ah waxay u dhexaysaa buurahan silsilada golis iyo buur-dhaab magalada marka aad joogto dhanka howda waxaa kaa qabanaya kayn iyo dhul dhir qurxoon ku taalo dhankeeda waqooyigana waa banaad waxaa ku soo faafa dooxa ama aan idhaahdee webiga qalalan ee togdheer loo yaqaan waxay xidhiidhisaa gobolka sanaag iyo togdheer waxaa laga helaa caro aad moodo in loo diyaariyay in wax lagu beerto iyo batuux aad u qurxoon leh oo runtii waa dal-san, dhulkan ay ku taalo magaaladan waa dhul sidoo kale u fiican xoolaha iyo sidaan hare u sheegnayba beeraha. Geesiyaada ka soo jeeda waxaa kamida.
(Tuug-Tarabbi).
==tuulooyinka hoos yimaada 1.gadhgumreed 2.wiriik 3.muguca 4.balaadhista house 5.balaadhista sare 6.caramadow 7.geesohaye Goljano
This article uses material from the Wikipedia Soomaali article War Idaad, which is released under the Creative Commons Attribution-ShareAlike 3.0 license ("CC BY-SA 3.0"); additional terms may apply (view authors). Content is available under CC BY-SA 4.0 unless otherwise noted. Images, videos and audio are available under their respective licenses.
®Wikipedia is a registered trademark of the Wiki Foundation, Inc. Wiki Soomaali (DUHOCTRUNGQUOC.VN) is an independent company and has no affiliation with Wiki Foundation.