Usbekistan

Usbekistan (Af Usbek : Oʻzbekiston Respublikasi) Waa dawlad kutaala badhtamaha Aasiya waana dawlada ugu dadka badan dawladaha Badhtamaha Aasiya.

waxa dalkan u caasimada magaalda Teshkand magaalada ugu wayn uguna caansani waa magaalda taariikhiga ah ee Samarqanda waa mid kamida dawladaha islaamka waana dawlad fadaraali ah. waxa ay hore uga mid ahayd midawgii sofiyetka. wadankan waxa kasoo jeedaa shiikhii waynaa ee ku takhasusay soo warinta axaadiista Rasuulka C.S. ee la odhan jiray Bukhaari waxa kale oo kasoo jeeda shuyuukh badan oo ay kamid yihiin: Muxamed bin Muuse al-Khwarizmī Nisaa'i Ibn Siinaa iyo Tarmadi.

Republic of Uzbekistan
Oʻzbekiston Respublikasi  (Af-Usbakis)
Usbekistan Usbekistan
Heesta qaranka: "Oʻzbekiston Respublikasining Davlat Madhiyasi"
(Af Ingiriis : "State Anthem of the Republic of Uzbekistan")
Location of Usbekistan (green)
Location of Usbekistan (green)
Location of Usbekistan (green)
Magaalo madax
Waa Magaalada ugu balaaran
Tashkent
Luqadaha rasmiga ah Uzbek
Inter-ethnic language Russian
Qaybaha qoomiyedaha
  • 83.8% Uzbek
  • 4.8% Tajik
  • 2.5% Kazakh
  • 2.3% Russian
  • 2.2% Karakalpak
  • 4.5% others
Dadka Uzbek
Xukunka Unitary presidential constitutional republic
 -  President Shavkat Mirziyoyev
 -  Prime Minister Abdulla Aripov
Sharci dejinta Supreme Assembly
 -  Aqalka sare Senate
 -  Aqalka hoose Legislative Chamber
Formation
 -  Emirate of Bukhara proclaimed 1785 
 -  Bukharan People's Soviet Republic established 30 April 1920 
 -  Uzbek SSR established after national delimitation 27 October 1924 
 -  Declared independence from the Soviet Union 31 August 1991 
 -  Formally recognized 26 December 1991 
 -  Admitted to the United Nations 2 March 1992 
 -  Current constitution 8 December 1992 
Baaxad
 -  Guud ahaan 448,978 km2 (56th)
172,742 sq mi 
 -  Biyo (%) 4.9
Tirada dadka
 -  2017 qiyaasta 32,979,000 (42nd)
 -  Mugga Dadka 70.5/km2 (132nd)
182.8/sq mi
Wax soo saar (PPP) 2018 qiyaastii
 -  Guud ahaan $241.529 billion (62)
 -  Qof qof $7,524 (125th)
Wax soo saar (Iskaga magacaaban) 2018 estimate
 -  Guud ahaan $71.824 billion (69th)
 -  Calaa qof $2,238 (130th)
Qaybsiga (2013)positive decrease 36.7 (medium / 88th)
Kobaca (2015)Management:favri limited liability company Location:muqdisho somali 0.701 (high / 105th)
Lacagta Uzbekistani soʻm (UZS)
Waqtiga UZT (UTC+5)
Wadista Baabuurta right
Thiinada telka +998
Furaha Internetka .uz

Bedka

Jamhuuriyada Usbekestan masaafo ahaan waxa ay ka koobantahay 447.400 oo isku wareeg ah dadka kunooli waxa ay gaadhayaan 16.161000. ilaa intii kahoraysay 1920 waxa ay caasimadu ahayd magaalda samraqand kadib midawgi sofiyaat ayaa ka wareejiyay oo u wareejiyaya magaalada Tashkand.

Tags:

AasiyaBadhtamaha AasiyaBukhaariIbn SiinaaMuxamed bin Muuse al-KhwarizmīSamarqanda

🔥 Trending searches on Wiki Soomaali:

WikipediaHalbeegWabiga NiilBilyanGalguduudDhaqanka SoomaaliGeri koombeBahda Qoraxdu MidaysayBuurDhaqan SoomaaliMaahmaahLaylkaseBuurta DaaloDeegaanDagaalkii Labaad ee AduunkaDiyaarada SoomaaliyaSheeko SoomaaliBaarlamaanka Federaalka SoomaaliyaMurursadeAf CarabiBurundiWadanNabiXamaaratoDhulbareWaqooyiga AfrikaGeeriTaariikhda Badmareenka SoomaalidaHilibi MaxamedXasan Aadan SamatarMaansoShimbirInternational Standard Book NumberDiyaaradJaabir bin cabdilaahAddis AbebaCabdulaahi bin mascuudBeesha Habar CafaanGolweynXaasaska Nebi MuxamedDaahir Rayaale KaahinMucawiyaGalmudugBurcoNuur FanaxBiimaalWaroodka HowlwadaagYaanyuurKalandarka MiilaadigaWindows 7Luuqad SoomaaliSoolLiiska Afhayeenada Baarlamaanka SoomaaliyaLiiska Jaamacaddaha SoomaaliyaDhuxulXasan Sheekh MaxamuudIsbaniaWariyeJamhuuriyadda Dimuqraadiga SoomaaliyaDiiwaanka Caasimadaha AfrikaAw-dhuleedka AfrikaQoondarWayback MachineEeleyDhigahaXisaabCilmi BoodhariDabagaaleGudmo biyocasDhirGarreWanlaweyn-Cabdalle Sabdi🡆 More