Suldanadda Majeerteen (Af Carabi : ar, Af-Taliyaani : Sultanato della Migiurtinia, Af Ingiriis : Majeerteen Sultanate), sidoo kale loo yaqaanay Majeerteeniya iyo Migiurtinia, waxay ahayd boqortooyo Soomaaliyeed taasi oo u talin jirtey deegaano badan oo ka mid ah waqooyibari iyo koonfurbari wadanka maanta loo yaqaano Soomaaliya.
Saladanadani waxay ka mid ahayd kuwa ugu awooda badan badhtamaha Soomaaliya, waxaana hormuud u ahaa Boqor Cusmaan Maxamuud.
Suldanadda Majeerteen 𐒈𐒚𐒐𐒆𐒖𐒒𐒖𐒆𐒆𐒖 𐒑𐒖𐒃𐒜𐒇𐒂𐒜𐒒 سلطنة مجرتين Migiurtinia | |||||||||
---|---|---|---|---|---|---|---|---|---|
c. 1800–1924 | |||||||||
Saldanadii Majeerteenka ee qarnigii 19aad. | |||||||||
Status | Boqortoyada majertenia oo la asasay 1800 Xarunta ama. Magalada looga ariminjiray boqortoyada majertenia Ee magalada caluula Khasatan khasatan dhulkan layiraahdo mejeertenia ama punt land boqorka oo la oranjiray Abdiraxmaan aawe [ammanle] Taas oo mudo badan Ka ariminaysay Deganada punt land oo dhan iyo somaliyada cumaan iyo Yeman Amaanle Waxa saldanadii Kala waregay Boqor cusman maxamuud oo Ila hada hya 1926 -2021 Majertenia wa boqortoyada ugu dada dheer | ||||||||
Xarunta | Caluula Baargaal (seasonal) | ||||||||
Luuqada | Af-Soomaali · Af-Carabi | ||||||||
Diinta | Islaam | ||||||||
Dowladda | Boqortooyo | ||||||||
Boqor | Hogaamiye | ||||||||
• qarnigii 19aad–1926 | Cusmaan Maxamuud | ||||||||
Taariikh | |||||||||
• Aasaasay | c. 1800 | ||||||||
• Campaign of the Sultanates | October–November 1924 | ||||||||
Currency | rupia, tallero | ||||||||
| |||||||||
Maanta qeyb ka ah | Soomaaliya |
Saldanada Majeerteen waxaa la aasaasay dhamaadkii qarnigii 17aad, deegaanada waqooyiga Soomaaliya. Waxaa rukunada u dhigay saldanadani dad badan oo deegaanka ku dhaqan, waxaase lafdhabar u ahaa beesha Majeerten oo qeyb ka ah beelweyta Daarood.
This article uses material from the Wikipedia Soomaali article Saldanadii Majeerteen, which is released under the Creative Commons Attribution-ShareAlike 3.0 license ("CC BY-SA 3.0"); additional terms may apply (view authors). Content is available under CC BY-SA 4.0 unless otherwise noted. Images, videos and audio are available under their respective licenses.
®Wikipedia is a registered trademark of the Wiki Foundation, Inc. Wiki Soomaali (DUHOCTRUNGQUOC.VN) is an independent company and has no affiliation with Wiki Foundation.