Saalax Naaji

Saalax Qaasim Naaji (Af Carabi : ar‎) waa fanaan weyn oo ku hees Af-Soomaaliga kaasi oo leh suugaan iyo heeso aad u badan.

Heesaha uu qaado fanaankani oo u badan jacayl, wadani, goobaabin, talo-siin, dhiiri-gelin iyo wanaag darteed ayaa Saalax Qaasim sharaf iyo sumcad ku dhex leeyahay Fanka Soomaalida.

Saalax Qaasim Naaji

صالح قاسم ناج
Ku dhashay (1943-05-21) Maajo 21, 1943 ( 80jir)
Muqdisho, Banadir
DegenaanshoLondon, England, Boqortooyada Ingiriiska
QoomiyadaSoomaali
ShaqadaHeesaa, Fanaan, laxamiiste, jilaa
Sanadaha Shaqada1963kii-2000
Ka tirsanHobolada Waaberi (1970-1998)
Shaqooyinka ugu muhiimsanHeeso wadani, heeso jacayl, qasaa'id
Magaalada ka soo jeedoXamar, Banadir
DiintaSunni Islaam

Sidoo kale fiiri

Xigasho

Tags:

Af CarabiAf-SoomaaliFanaanFanka SoomaalidaHeesSuugaan

🔥 Trending searches on Wiki Soomaali:

Ol Olaha Horumarinta Reer MiyigaCalanka SomalilandMuusigInternetDiinsiXeebjireMagacyada AllahMalmalXiman & xeebCalanka cirdhowSurre (beel)Nabiyada iyo Rususha Qur'aanka lagu sheegaySalaada SubaxAfarta XiliArsenal FCLuqada Tamil-kaSadaxleeySaynisBaraaweShariif AxmedReer NuurDudubleCabdulaahi bin mascuudCasuus (midab)TuwitterBoqortooyada itoobiyaDhagaxHuursheCaruurta Nebi MuxamedAf CarabiBoosaasoShawaalHonjo SuzuSablaaleBankiMaroodi JeexSuuriyaImaam Axmed GurayMudugGuuroowJigjigaDagaalki Russka-JabaanSaado Cali WarsameAfrikaDhaqanBeesha Bahabar AadanHodanIsmaaciil MireSigaarBarasiilBartireUSCMuduloodFilimada qooq-kobcintaDhulMidowga YurubSoolKoonfur AfrikaBooramaAadan DaarHabar ejiNebi Aadam C.SAf-SoomaaliGuriceelSagaaroGujisJuqraafiHogaamiyaha dhabtaaRamadaanAxkaamta JanaasadaGarsoorka SoomaaliyaOrgiDagaalkii sokeeye ee SoomaaliyaISO 3166Dagaalkii Labaad ee Aduunka🡆 More