Qurbaha Iyo Guurka

Qore Ayub hirad ahmed calluule

Dhibaatooyinka Laxaadka Leh Ee Soomaalida Yurub Joogta Ka Heysta Dhinaca Guurka Iyo Nolosha

 


Waxaan rabaa in aan halkan kaga hadlo dhawr qodob oo ku saabsan nolosha Soomaalida Yurub joo gta

Waxaan dhamaan hawada u soo marinayaa salaan iyo mahad celin Bahwaynta, madax iyo shaqaaleba ee shebekada caalamiga ah ee Timacade News Network (TNN) , waxaan leeyahay halkaa ka sii wada h awsha aad u wadaan dadka ku nool, daafaha dunida ee rayigooda ka dhibanaya halkan iyo sida sharf ta leh ee aad ugu soo dhawaysaan,intaa kadib waxaan rabaa in aan halkan kaga hadlo dhawr qodob oo ku saabsan nolosha Soomaalida Yurub joogta iyo waayaha ay kala kulmeen. iyo dhinca guurka oo laguba kal guuray oo dhaqankiisii tegey.


1-Waa marka hore e dadkan somaliyeed ee ku nool yurub meelkasta oo ay joogaan waxa dhibaato iyo carqalad ku noqotay nolosha yurub laqabsigeeda, waxaan uga jeedaa waxaad arkaysaa qof maqan o o hadana jooga waxaad arkaysaa qof ku faraxsan noloshan uu soo galay, waxa aad arkaysaa mid la y aaban oo leh noloshii yurub ma sidanaa.


Haddaan hoos u daadego , waxa dhibkan keenay oo kelifay dadka soo haajiray ee yurub yimi waa sad dex qaybood , oo kala ah mid cilmi leh,oo cilmigiisasi aanu xoog u adkayn khaasatan dhinaca diinta, mi dina waa mid cilmi diin iyo maadiba leh, ka sadexaadna waa mid aan intaba mid na lahayn, haday gara sho tahay,  haday cilmi la barto tahay iyo haday mid diinmeed tahay toona midna cilmi kama sito waa sadexdaa qaybood.


Ka dibna Yurub waxay noqotay sima in aan derjo lays dheerayn ,iyadoo tasi ay jirto ayaa waxa aad arkaysaa qof yara leexsan waxaad is odhanysaa wax u sheeg waxa uu kuugu jawaabayaa halkan lay skuma mashquulo oo Yurub ayaa la yidhaahdaa,kelmada waxa ay kamid tahay ereyada aan kala kulm o dadka intiisa badan.


Hadaba,  hadal lama dhamaystiri karo ee waxa si dhakhso badan leh isu bedelay dhaqankii soomalidu lahaan jirtay oo isu bedelay dawacadii talabadeed katagtay tii NEBIGANA GAADHI WAYDAY (CSW) oo macnaheedu yahay , dadku meel kasta oo ay joogaan waxay ka tegeen dhaqankii hidaha loo lahaa din iyo sharciba,tay yimadeena waa la qabsan waayeen.


Marka hore diin lagam bixin oo lama wada gaaloobin, markaad aragtana haab keedba lama hayo, saba baha kelifayna waxa weeye qodob kaan kor ku soo sheegay ee ahaa dadkii cilmiga madiga iyo diniga lahaa iyo kii xigmaawiga ahaaba waa ku asqoobeen intooda badani inyar mooyaane.


Ku darsoo dunidan reer galbeed ee lajoogo time table kooda kuma jirto wakhti salaad latukado taasi na waxay keentay in intii salaada tukanaysayna qaarna kaba tegeen qaarna ay seer seer ka gashay, that is that.


2-Waxa jira in dhaqan umadu lahayd dhinaca guurka rag iyo dumarba waxa ugu balaadhan ee maanta yurub ku dhaqan doorsoomay waa guurkii umadu iskguursan jirtay kaas oo hogob aan laga soo celin karayn ku dhacay. sababtoo ay tahay guurku milguu lahaa, gabdhaha waa la soo dooni jirya intay do onto awooda qofku hanoqotee waxa laga bixin jiray meher,waa laysugu ducayn jirya wiil iyo gabadh saalax aha ayaa u dhalan jiray qoyskii ilahay SW uu siinayo waxa barbaarin jiray hooyo iyo aabo iska raali ah oo isjecel ubadkaasi waxa uu noqon jiray ubad naxariis leh hooyadood iyo aaba hood jecel. Qoys balaadhan oo la tirsado ayaa uu noqon jiray, waxa jirtay kala danbayn ninka iyo xaaskiisa waxa jirtay isu tanaasul dhib hadii uu yimaado.


Waxa aad arkaysaa hadii aad la soo qaado in reerkasi wanaag ku dhaqmo wakhtiyada isbedlay ayaa wata casrigan miyaanay nusqaan ahayn oon la raacin camalka ninka iyo gabdha kiristanka ah dhaqan koodii taasi waa waadax

Waxa jirtay in la hido socon jiray balse ahda cidii la arkaba waa la guursanayaa qofku hayb buu lahan jiray , reerahaa isbaran jiray balse maanta lama yaqaan labada qof ee isguursaday intooda badani in ay is fasilaan waxyaabaha xitaa yaraynjirya in furniin yimaado ayaa kamid ahaa dariiqooyinkaa balse maanta yaa laysu raacyaa, waxa dhacday oo dhaqan kan guuray keenay in gabdha iyo wiilka  isguurs anayaa ay 95% isku guursadaan dhaqankan doorsoomay.

Hadaan sifeeyo hadalkaas waxa weeye marka hore waa lays guursanayaa iyadoo layska raali yahay dariiquna aanu kii hore ahayn, marka xigana maalmo ama bilo yar gudahood waa dalqad yeedhaysa waar cibaadu bilaah,marka xigtana waa laysku soo noqonayaa hadii ilmo calool galy iyo hadaanu  gelin ba waa in hadana dib laysu laayaa kadibna waa lakala dhaqaajinayaa.


Hadaba ,waxa iswaydiin leh dhidibkii gurigani ma ahaa mid sax ku dhismay oo laga raali ahaa mise wax ay ahayd hebel waa guursady heblaayan waa laguursaday oo magac uun baa laga rabay,waxa yurub kabuuxa inta ilmo dhalatay ee aan Hooyadood iyo Aabahood wada joogin , hadiiiimaan iyo diini jirto g uryaha habeen walba dumaya ayaa la iska deeyn lahaa.


Waxaan maqaly oo aan laga dhego la´ayn dadka wixii ILLAHAY SW kitaabkiisa ku sheegay in ayxaar an tahay ku dhaqmaaya ee ku maal cunaya ee ku nool ee guryo ka dhisanaya , ee iska dhega tirayta wxiidka illahay, ee raacay dariiqa qaloocanRibadana cunaaya illaa kii uu dhalay

Tags:

🔥 Trending searches on Wiki Soomaali:

Ugbaad AragsanDhaqanka SoomaaliCuntoTaariikhda SaxaabadaQur'aanAbu HurayraGeelAljeeriyaSheekh IsxaaqHalganRamadaanCiidanka Xooga SoomaaliyaHeerkulDiiwaanka Caasimadaha AfrikaISO 4217HaramcadCigaal shiidaadGobAntoine GodetCali Cafii Fiqi OmarMarookoOl Olaha Horumarinta Reer MiyigaMaxmuud SangubBoqortooyada itoobiyaWasaaradda Gaashaandhigga SoomaaliyaAbokor muuseCadaadoMuduloodJowleBaayGolaha Wasiirada SomalilandIsaaqDowladii UmawiyiintaCiidanka Qaranka SomalilandWorld Wide WebJibriil YoonisBogga HoreMajeerteenDadJubbada HooseMaahmaah Xarafka AGujisXooloCimiloGalguduudCabdulaahi bin mascuudCurudka SamaroobMaxamed Cabdule XasanHabar JecloGuamSurre (beel)Dhaqan SoomaaliXasanWoqooyiga AmeerikaSoomaali GalbeedJalalaqsiDayniileDhoobleyKenyaBeledweyneSoftwareDabareTaleexInternational Standard Book NumberMeheriCeerigaaboBeeraha SoomaaliyaImaam Axmed GurayXisaabCeli mareexaanBanki🡆 More