Nuuraddin Faarax

Nuruddin Farah (24 November 1945 ) waa mid ka mid ah qorayaasha Soomaalida waxuuna bilaabay qarnigii 20aad dabayaaqadiisa waxaana lagudoonsiiyay billad caalami ah 1998 waana mid ka mid ah hal abuurka soomaaliyeed waxuu ku caanbaxay qorista buugaag sida buugii ugu horeeyay ee lagu magacaabi jiray «(Adams Revben)».

Nuruddin Farah
نورالدين فارح
Nuuraddin Faarax
Farah in 2010 before a lecture at
Simon Fraser University.
DhashayNuuradiin Faarax
(1945-11-24) 24 Nofeembar 1945 ( 78jir)
Baidoa, Somalia
Shaqonovelist, essayist, professor
WadankaSomalia
U dhashaySomali
Heerka AqoonPanjab University among many
Waxka qoranationalism, colonialism, feminism
SameeyayFrom a Crooked Rib, Maps, Gifts, Secrets
AbaalmarinKurt Tucholsky Prize, Lettre Ulysses Award, Neustadt International Prize for Literature, Premio Cavour, St. Malo Literature Festival Prize
XaaskaChitra Muliyil (1982-present)
CaruurtaKoshin (born 1983)
Abyan (born 1993)
Kaahiye (born 1995)

Nurudin Farah wuxuu ku dhashay magaalada Beydhabo ee koonfurta Soomaaliya 1945tii. Wuxuu ku koray dhulka soomaali galbeed magaalada Qallaafe, wuxuuna ku qaatay waxbarashadiisa aasaasiga ah, quraanka iyo luqadaha sida Ingriisiga, Carabiga iyo Amxaariga. Ka dib wuxuu u soo wareegay wadaka Talyaaniga kuna kororsaday aqoontiisii. Nuuradiin Faarax wuxuu dib ugu soo laabatay Itoobiya oo uu assal ku barbaaray. 1963dii ka dib 3 sano markay qaadatay Soomaaliya xornimada waxaa lagu qasbay Faarax inuu ka haajiro dhulka soomaali galbeed oo uu qabto carriga Soomaaliya maadaama ay jirtay khilaafyo badan oo u dhexeeya Itoobiya (Xeyle Salaasa) iyo ummada Soomaaliyeed. Ka dib Faarax wuu iskaga soo tagay magaalada Qallaafe wuxuuna soo galay magaalada Muqdisho. Faarax waa qoraa Soomaaliyeed oo dunida oo dhani caan ka ah. Faarax wuxuu wax ku qoraa afka Ingiriisiga. Wuxuu qoray buugaag badan oo taabanaya dhinacyo badan. Wuxuu wax ka qoray dhinaca (Roomaantika) Roomaantiku waa sheekooyin ku salaysan jacayl oo dhaadheer. Buuggii oo ku horeeyay ee uu ka qoro Roomaanka wuxuu qoray sannadkii 1970kii wuxuuna ku qoray wadan Hindiya, luqada uu ku qoray waa Ingriisi. wuxuu ku magacaabay (Adams Revben) oo macnaheedu yahay feedhii qaloocsanayd ee Aadan.

Tags:

Nuruddin FarahSoomaalida

🔥 Trending searches on Wiki Soomaali:

ShiicaMayotteCasuus (midab)Xasan Sheekh MaxamuudMaahmaahDhiig Yari (aneemiyo)Bilaal ibn RibaaxBilahaCarabiMemory cardCali GureyHabar JecloReer-DarawiishSomaliaBiciidWabiga ShabeelleCiidanka Qalabka Sida ee SomalilandLisaNabi Muuse C.S.MasiixiyadLiiska magaalooyinka Soomaaliya dadka ku noolBakteriyaRee XasanAw-dhuleedka AfrikaGurgura (beel)Dhaga yare (geed)Nebi CiiseHuruudSextubeDhogorSuudaanCamar bin caasDhigCaa'isha binti AbiibakarDayaxa meereJabuuti (magaalo)DhaantoHiraabDoorashada Madaxtinimada Soomaaliya, 2012RabdhuureMadaxweyneyaashii PuntlandBeesha reer maxamed Maxad caseMidowga YurubXaaji salaxGarxajisAf-IngiriisiSSC-Khatumo stateHogaamiyaha dhabtaaJabaanMaroodi JeexWabiga NiilMooracase2022Baasaboorka SoomaaliyaHuriwaaSolomadowDhulGooryaankaWalaweynKurtunwaareyGalmada dabadaGoogleTogdheerNabi Nuux C.S.Taariikhda SomalilandHargabDoorashada Baarlamaanka Soomaaliya, 1969CimiloAxkaamta JanaasadaOlivia RodrigoSilcis (beel)Kalandarka Islaamka🡆 More