Niyoon

Niyoon (ingiriis: Neon) astaanta (Ne) waa curiye kimiko oo leh lambar atom toban ah.

Curiyaha Niyoon waa neef ka tirsan guruubka 18aad ee neefaha loo yaqaano Neefaha Gobta (Noble Gases).

Niyoon
Curiyaha Niyoon

Neefta Niyoon waa mid bilaa midab ah, bilaa ur ah marka heerkulku caadiga yahay, isla markaana leh labinlaab cufka hawada caadiga ah. Curiyahan Niyoon waxaa la helay sanadkii 1898 ayaa waxay tahay neefta afaraad ee ayadoo qalalan ku dhex jirta hawada, waxa ka horeeya Nitrojiinta, Ogsajiinta, Aargonta iyo isku dhiska Kaarboob-labo-ogsaydh oo kali ah.

Iskudhisyo ay Niyoontu ka mid tahay waxaa lagu isticmaala laydhka iyo laambadaha.

Niyoon wuxuu dareereyaa -246.048 °C (-411 °F) wuxuuna ku qaboojiyaa heerkul kaliya 21/2° hoose.

Tixraac

Tags:

AtomCuriyeGuruubka 18IngiriisNeNeefToban

🔥 Trending searches on Wiki Soomaali:

Jaamacada CarabtaAf-SoomaaliSaldanadii AjuuraanBaarlamaanka Federaalka SoomaaliyaKhaalid bin WaliidJijeeleAntarktikaTaariikhBeesha Habar CafaanIndunisiyaGabayMaakhirDowladii UmawiyiintaMale AwaalNabiDoorashooyinka SomalilandDhulka CarabtaFar SoomaaliQabyaaladaNelson MandelaNabiyada iyo Rususha Qur'aanka lagu sheegayMuqdishoJubbada HooseGelediMooracaseEratareyaAbu HurayraWasaaradda Waxbarashada SoomaaliyaMudugCasuus (midab)Beesha cumar JibriilSoqotraArktikDhaqan SoomaaliBakistaanTiirarka IslaamkaMia KhalifaRiyoAfgambigii Dhicisoobay ee Turkiga 2016LabaaleeyMaalinta DhulkaDayniileSheekhaalMakaahiilMareexaanDhulgariirBaydhaboDhulka Talyaaniga ee Soomaaliya2024Ciidanka Badda SoomaaliyaAbokor muuseXaasaska Nebi MuxamedKangarooMidowga Maxkamadaha IslaamigaKenyaDirCagaarshow BKumbuyuutarAstaanta Calanka CirdhowJamhuuriyadda Dimuqraadiga SoomaaliyaGalbeedka AfrikaGobolada MidoobayGalmudugXarardheereTansaaniyaAstaanta Qaranka SomalilandMaxamed Cabdule XasanLiin bambeelmoInternetArjantiinaBeeraha SoomaaliyaSamaaleMacdanAstaamayn🡆 More