Naas

Naas (ingiriis: breast) waa cad hilib, baruur, carjow iyo xidido ka samaysan dadka kaga taala laabta; xoolaha iyo xayawaankana kaga taala qeeybta hoose ee ubucda jidhka.

Noolaha naasaha leh waxaa loo yaqaanaa Naasley, sababto ah ilmahooda caano ayay nuujiyaan.

Tirada naaso ee xayawaanku wuu kala duwan yahay. Dadku wuxuu leeyahay labo naas, halka xooluhu leeyihiin afar naas.

Guud ahaan, dhediga naasleyda ayaa naasahooda laga helaa caano.



Tags:

DadHilibIngiriisJidhLaabUbucXayawaanXididXoolo

🔥 Trending searches on Wiki Soomaali:

FaysbuugSooraan ismaaciil suguleLisaGarsoorka SoomaaliyaBadda SoomaaliyeedCiidanka Qaranka SomalilandSoomaalilandLabaaleeyNabadWabiga JubbaMidowga YurubJacaylSolomadowTansaaniyaLondonSalman KhanUSCSacuudi CarabiyaAbwaanTaariikhda SaxaabadaWaxaraxirTelesomSanadLionel MessiGaalkacyoLiiska Jaamacaddaha SoomaaliyaCabdiqaadir JubbaDollarka MaraykankaBoqortooyada Soojireenka SoomaaliyaAw-dhuleedka AfrikaMucaad Bin JabalKanadaUstareliyaOlivia RodrigoBaayFarxiya FiskaRamadaanGolaha Wasiirada SomalilandMalmalKaxdaCeel BuurQabyaaladaIsmaaciil MireLiin qarbooshHaaruun AlrashiidGarxajisWakhtiBoosaasoImaaraatka CarabtaQajaarShibis2024Galmada dabadaBurcoNew YorkQabiilada JubalandWabiga NiilWikiAbu BakrBaskin-RobbinsReer NuurNajma NashaadTaariikhda MogadishuSamirsiinAf-IngiriisiQoraxBariga AfrikaDiyaarada SoomaaliyaISO 3166Khaalid bin WaliidAduunkaSoftwareMeheri🡆 More