Midowga Soomaaliweyn

Xisbiga Midowga Soomaaliweyn (Af Ingiriis : Greater Somalia League, (GSL)) wuxuu ahaa xisbi siyaasadeed ka shaqayn jiray wadanka Soomaaliya.

Taariikh

Xisbiga Midowga Soomaaliweyn wuxuu ka samaysmay hadhaagii Xisbigii SYL; waxaa hogaan u ahaa Xaaji Maxamed Xuseen.

Liiska Xisbiyada Siyaasada

Tan iyo wakhtigii dadka Soomaalidu qaateen xoriyada waxaa jiray xisbiyo siyaasadeed. Sanadkii 1969kii ayaa waxaa talada wadanka la wareegay Golaha Sare Kacaanka (SRC) kuwaasi oo dhowr nooc oo xisbiyo ah soo bandhigay; sida Xisbigii Kacaanka Hantiwadaaga. Si kastaba ha ahaatee, waxaa wadanka Soomaaliya ugu horeeyay Xisbiga SYL, kuwaasi oo ahaa xisbigii la dagaalamay gumaystihii wadanka.

Markii Jaale Siyaad Barre la wareegay talada wadanka, waxaa meesha ka baxday dhamaan xisbiyadii bulshada ee madaxa banaanaa, wakhtigaasi oo wadanka Soomaaliya iskubedelay nidaamka shuuciyada ee laga keenay wadanka Ruushka iyo Shiinaha. Ka dib, markii uu dhacay dagaalkii sokeeye ee wadanka sanadkii 1991kii ayaa waxaa meesha ka baxday dhamaanba nidaamkii dowladnimo ee wadanka Soomaaliya. Si kastaba ha ahaatee, dadaalo badan oo dawlad dhisid ah ka dib waxaa Soomaaliya dib uga soo noolaaday nidaamka xisbiyada kuwaasi oo ilaa maanta daciif ah.

Sidoo kale fiiri

Maqaalo kale

Tixraac

Tags:

Midowga Soomaaliweyn TaariikhMidowga Soomaaliweyn Liiska Xisbiyada SiyaasadaMidowga Soomaaliweyn Sidoo kale fiiriMidowga Soomaaliweyn Maqaalo kaleMidowga Soomaaliweyn TixraacMidowga SoomaaliweynAf IngiriisSoomaaliyaXisbi siyaasad

🔥 Trending searches on Wiki Soomaali:

TeluriyaamAndalusKhilaafada IslaamkaFarta CismaaniyaXoor-dubburJaamacada CarabtaBarunayThiin (lambar)Wiil waalDhirSunny LeoneCilmi BoodhariAsharaafShiicaFircoonBoosaasoSomalilandCurudka SamaroobMareexaanCayr (beel)InternetLiiska Afhayeenada Baarlamaanka SoomaaliyaGoroyo SoomaaliRoob la DhacGalguduudDerriSagaaroMarkaXamaaratoXeerShiiq bashiir yuusuf xasanWacbuudhan AbgaalTaariikhSaxaafadBaraaweAbu BakrBeeraha SoomaaliyaDagaalkii sokeeye ee SoomaaliyaShanleeyQormo saynisMaxamed Cabdulaahi MaxamedAduunkaAikaQaramada MidoobayCusmaan bin CafaanWareegSaldanadii AjuuraanKatrina KaifXuquuqda dadkaMaahmaah Xarafka ASheekh yuusuf al kowneyn schoolMesobotaamiyaXisaabDhigahaNajma NashaadWasaaradda Waxbarashada SoomaaliyaDhoobleyMacawiisAbshir dhooreAf IngiriisGaalkacyoMidowga UmadahaSaraarMaxamed SamatarXisbiga UDUBBuurta SheekhXeer ciiseDameer farowDayax gacmeedLiiska magaalooyinka Soomaaliya dadka ku nool🡆 More