Końskowola

22°3′E / 51.417°N 22.050°E / 51.417; 22.050

Końskowola waa magaalo ku taalo koonfur-bari ee dalka Boland, waxayna u dhaxaysaa Puławy iyo Lublin, waxay u dhowdahay Kurów iyo wabiga Kurówkar. Waxay magaalomadax u tahay tuulooyinka (gmina) ee deegaanka Puławy iyo Lublin Voivodeship. Dadka degan: 2188 qofood (sanadkii 2004).

Końskowola
Końskowola, Boland.

Taariikh

Tuuladan waxaa la'aasaasay qarnigii 1300 magaceeduna wuxuu ahaa Witowska Wola. Magaceeda waxaa qarnigii 1800 loo bedelay Konińskawola, waana magaca ilaa iyo hada loo yaqaano. Magaalo ahaan waxaa la'diiwaangeliyey 8:dii Juun 1532. Magaalo ahaan waxay muhiim ku ahayd doorkeeda quudinta deegaanada ku dhowdhow. Waxaa hakaasi ku yaaley warshadaha dharka. Dad badan ayaa u soo guuray magaaladaas oo ka soo guuray dalka Boland dhinacyadiisa kala duwan, iyo dad u dhashay Jarmalka.

Tags:

Geographic coordinate system

🔥 Trending searches on Wiki Soomaali:

BariisArktikBuulo MareerFungiBeljimBaargaalSanaagCumar (saxaaba)Magaalooyinka MaraykankaWabiga JubbaDuurxulGadabuursiFirefoxKuubaMalmalIsaaqDigaagSadaam XuseenBardaaleTaariikhda SomalilandBaasaboorka SoomaaliyaXasharaadBoqortooyadii WalashmaAxmed FaaraxUrurka Iskaashiga IslaamkaBaddacasMaskaxBakeyleBaarlamaanka Federaalka SoomaaliyaSolomadowHabar ejiGelediLiiska magalooyinka ugu dadka badan qaarada africaXayawaanShiicaMaryamDagaalkii BederTurkigaShacbaanKhilaafada IslaamkaHalbeegNebi Aadam C.SShiiq bashiir yuusuf xasanXiman & xeebMaxamed SamatarLacey DuvalleSamarqandaJowharArjantiinaWarsangaliCaruurta Nebi MuxamedAddis AbebaBurundiJilibBareTaariikhda MogadishuWayback MachineKiilomitirXamaaratoStar WarsDhaqaallaha SoomaaliyaAf-FaransiisYaaqshiidDooroUTC+3Siyaad BarreXayla SiilaasiAxmed Binu XambalSoomaali AlifbeetCumar DhuuleGeelHabar GidirCabdiraxmaan Tuur🡆 More