Khadija Qalanjo

Khadiija Qalanjo (Af Carabi : ar‎) waxay ahayd fanaanad, heesa, halabuur, laxanmiiste, qoobka ciyaar, muusigyahan aad loogu aqoonsaday horumarinta Fanka Soomaalida wakhti dadku aqoon badan u lahayn fanka.

Sidoo kale, Khadiijo Qalanjo waxay ahayd boqorada quruxda haweenka Soomaaliyeed wakhtiyadii u dhaxeeysan 1975tii ilaa 1983kii. Khadiija Qalanjo waxay ku dhalatay meel u dhow deegaanka Jirjir, Awdal, Soomaaliya wakhti lagu qiyaaso 1948kii. Waxayna heesaha biloowday qiyaastii dhowr iyo lixdankii.

Khadija Qalanjo

خديجة قالانجو‎
Ku dhashay (1948-01-01) Janaayo 1, 1948 ( 76jir)
Jirjir, Awdal, Soomaaliya
Dhimasho1980meyihii
Borama, Awdal
QoomiyadaSoomaali
DhalashoKhadija Qalanjo Soomaaliya
ShaqadaFanaan, Heesa, laxanmiiste, qoobka ciyaar, muusigyahan
Sanadaha Shaqada1970kii ilaa 1980meyihii
Shaqooyinka ugu muhiimsanFanka Soomaalida, Qaaci, Balwo iyo Qaraami
DiintaSuufi Islaam
Notes
Khadiija Qalanjo waxay ahayd Boqorada Quruxda Soomaalida.

Khadija Qalanjo

Khadiija Qalanjo (Af Carabi : ar‎) waxay ahayd fanaanad, heesa, halabuur, laxanmiiste, qoobka ciyaar, muusigyahan aad loogu aqoonsaday horumarinta Fanka Soomaalida wakhti dadku aqoon badan u lahayn fanka.

Khadiija Qalanjo waxay ahayd gabadh dheer, midab quruxsan oo joog iyo jamaal leh, taasi oo indhaha daawadayaasha soo jiidata. Heesaha fanaanadu waxay u badnaayeen kuwo shukaansi iyo dareen leh.


Khadija Qalanjo

Khadiija Qalanjo (Af Carabi : ar‎) waxay ahayd fanaanad, heesa, halabuur, laxanmiiste, qoobka ciyaar, muusigyahan aad loogu aqoonsaday horumarinta Fanka Soomaalida wakhti dadku aqoon badan u lahayn fanka.

Khadija Qalanjo

Khadiija Qalanjo (Af Carabi : ar‎) waxay ahayd fanaanad, heesa, halabuur, laxanmiiste, qoobka ciyaar, muusigyahan aad loogu aqoonsaday horumarinta Fanka Soomaalida wakhti dadku aqoon badan u lahayn fanka.

Khadija Qalanjo

Khadiija Qalanjo (Af Carabi : ar‎) waxay ahayd fanaanad, heesa, halabuur, laxanmiiste, qoobka ciyaar, muusigyahan aad loogu aqoonsaday horumarinta Fanka Soomaalida wakhti dadku aqoon badan u lahayn fanka.

Tags:

Khadija Qalanjo HordhacKhadija Qalanjo Qoraalo La XidhiidhaKhadija Qalanjo CadaymoKhadija Qalanjo TixraacKhadija QalanjoAf CarabiAwdalFanaanFanka SoomaalidaHalabuurHeesJirjirLaxanMuusigSoomaaliya

🔥 Trending searches on Wiki Soomaali:

KenyaHaber AwalMeksikoBaargaalMaxamed CigaalImaaraatka CarabtaKiilogaraamCalanka cirdhowBaasaboorka SoomaaliyaDastuurka SoomaaliyaMalaysiyaSheeko SoomaaliSadaam XuseenDayax gacmeedAddis AbebaWoqooyiga AmeerikaAxmed Binu XambalNabi YuusufXaqiiqDimoqraadiDayniileBaalcad absameCaajisBoqortooyadii Walashma2007Jagada Madaxwaynaha SomalilandRoobNabi HuudDawlada ayuubiyiintaFanka SoomaalidaMia KhalifaCabdullaahi YuusufSoomaaliyaGeelXasan ganayBurundiYurubGarreHabar ejiJaabir bin cabdilaahHindiyaDaahir Rayaale KaahinAxmed CigaalBiciidGuurIsbaniaHuriwaaCumar FaaruuqCiraaqMaykorosoftiJarmalkaNabi Nuux C.S.AsharaafGooryaankaTongaKismaayoDiinsiCiidanka Badda SoomaaliyaFarxiya FiskaWasaaradda Gaashaandhigga SoomaaliyaDowladii UmawiyiintaMaalinta DhulkaCarabtaDaaroodMuqdishoKuubaKiilomitirBuulo MareerSoomaali magaalo-goboleedyadaDhaqanka SoomaaliMadagaskar🡆 More